Sabahionline.com: Faallooyinka aqristaha
    <language>so</language>
Dastuurka qabyada ah ee Tansaaniya oo abuuray muran la xiriira xuquuqda lahaanshaha dhulka
      <description>Dastuurka qabyada ah ayaa soo jeedinaya in xukuumadda cusub ee federaalka ahi ay lahaanshaha dhulka u wareejinayso Sansibar iyo Tanganyika, oo ah arrin walaac ka dhalisay midnimada qaran.</description>
Canshuur laba-dhac ah oo ganacsiga Bariga Afrika ka xadidaya in uu ku fido gobalka
      <description>Golaha Ganacsiga Bariga Afrika ayaa waddamada gobolka uga dhex olaleeynaya in ay ixtiraamaan heshiiskii lagu joojiyay canshuurta laba-dhaca ah ee ganacsiga xudduudaha isaga goosha.</description>
Bilayska oo xiray boqollaal kadib weerar hoobiyo oo lagu qaaday Villa Soomaaliya
      <description>Bilayska ayaa degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee Muqdisho ku xirxiray boqollaal loo tuhmay in ay yihiin dagaalyahannada al-Shabaab Isniintii (17-kii...</description>
Shirka Waxbarashada Qaranka oo ka furmay Muqdisho
      <description>Shir soconaya saddex maalmood ayaa ka furmay Muqdisho Talaadadii (18-kii June), kaas oo isku keenay madaxda xukuumadda, macallimiin iyo kooxaha bulsh...</description>
Ciidamada huwanta oo xoreeyay tuulooyin ku hareereysan Beledweyne
      <description>Ciidamada dawladda Soomaaliya oo ay bari-taarayaan kuwa Howlgaka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) iyo ciidamada Itoobiya ayaa al-Shabaab ka qabs...</description>
Xoghaye ka tirsan golaha xukuumadda Kenya oo soo dhex-galay muranka ka dhex jira bilayska
      <description>Xogyaha Arrimaha Gudaha iyo Xiriirinta Xukuumadaha Qaranka Joseph Ole Lenku ayaa Isniintii (17-kii June) soo dhex-galay muranka socda ee ka dhex taag...</description>
Dab burburiyay qayb ka mida suuqa Gaarisa
      <description>Dab qabsaday suuqa weyn ee Gaarisa ayaa burburiyay in ka badan 100 buqcadood habeeynimadii Isniintii (17-kii June)....</description>
Jabuuti iyo Qaramada Midoobay oo wada saxiixday heshiis horumarin iyo shaqaaleysiin
      <description>Xoghayaha Dawladda ee Midnimada Qaranka Jabuuti Zahra Yuusuf Kayad ayaa Isniintii (17-kii June) waxa ay laba heshiis oo khuseeya mashaariic qiimahood...</description>
Guddiga miisaaniyadda Kenya oo diiday in xafiis cusub loo furo Kibaki
      <description>Guddiga barlamaanka ee miisaaniyadda ayaa diiday qorshe xafiis cusub loogu iibinayo madaxweynihii hore Mwai Kibaki taas oo gaaraysa 700 oo milyan oo...</description>
Gubato 11 guri ku burburisay Jabuuti
      <description>Gubato ka kacday magaalada Balbala ee Jabuuti Axaddii (16-kii June), ayaa burburisay 11 guri iyada oo khasaare gaarsiiyay qaar kale oo badan, sidaana...</description>
Kenya oo adeegsanaysa diyaaradaha aan qofna wadin si looga hortago shuftada iyo al-Shabaab
      <description>Diyaaradaha aan qofna wadin ayaa door muhiim ah ka qaadan doona ilaalinta soo galitaanka aan sharciga ahayn ee xuduudda Kenya ee aadka u dheer oo la'iska soo galo.</description>
Milatariga Soomaaliya oo kaalmo ka helaya xulafada Bariga Afrika iyo Bariga Dhexe
      <description>Masar ayaa ugu dambaysay saaxiib ballan ku qaada in uu caawinayo dib u dhiska kaabayaasha militariga Soomaaliya iyo ciidamada hubaysan, iyada oo [Soomaaliya] ay u dhaqaaqayso daganaasho aad u sareysa.</description>
Al-Shabaab oo soo bandhigtay sawirrada bilays Kenyan ah oo ay qabatay iyo hub
      <description>Sawirradii ay al-Shabaab ku soo bandhigtay barteeda Twitter-ka Axaddii (16-kii June) oo ay ka muuqdeen laba askari oo ka tirsan bilayska Kenya oo la...</description>
Bilayska Kenya oo qof lagu tuhmay argaggixisannimo ku dilay Mombasa
      <description>Bilayska Kenya ayaa Mombasa ku dilay Kassim Omolo Otieno oo looga shakiyay argaggixisannimo intii uu socday weerar arroornimadii hore lagu qaaday gur...</description>
Bilayska oo Arusha u diraya baarayaal qaraxyadii kadib
      <description>Bilayska Tansaaniya ayaa koox khaas ah u diray Arusha Axaddii (16-kii June) si ay baaritaan ugu sameeyaan qaraxyadii ka dhacay olole doorasho oo ay m...</description>
Yemen iyo Jabuuti oo xoojiyay xiriirkooda ka hortagga jariimada badaha
      <description>Wafdi ka socda Yemen ayaa fasixii todobaadkan booqday Jabuuti si uu u soo saxiixo heshiisyo xiriir ah oo wax looga qabanayo qaddiyadaha baddaha iyo m...</description>
Ergayga Qaramada Midoobay oo Geelle kala hadlay ammaanka Soomaaliya
      <description>Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay ayaa booqday Jabuuti Sabtidii (15-kii June) si uu wadahadallo ula yeesho Madaxweyn...</description>
Dagaallo 10 qof ku dhinteen oo ka dhacay Jowhar
      <description>Toban qof ayaa la sheegay in ay ku dhinteen Jowhar Sabtidii (15-kii June) kadib dagaallo ay ku lug lahaayeen ciidamada dawladda Soomaaliya, dadka deg...</description>
Hay'adaha la-dagaallanka musuqmaasuqa Kenya oo la mideeyay
      <description>Hay'adaha la-dagaallanka musuqmaasuqa Kenya ayaa u midoobay si ay u sameeyaan xarun kaliya oo lagu soo gudbin karo cabashooyinka, sidaana waxa Axaddi...</description>
Qaraxyo ruxay dibad-bax siyaasadeed oo Arusha ka dhacay
      <description>Ugu yaraan saddex qof ayaa looga cabsi qabaa in ay dhinteen 20 kalena uu gaaray dhaawac halis ah kadib markii qaraxyo ruxeen dibad-bax siyaasadeed oo...</description>