2013-05-21
Iyada oo ay soo kordhayaan shaqaaqooyinka xuduuda, ayaa Gobolka Mandheera uu raadinayaa wada shaqayn ka timaada madaxda iyo hoggaamiyayaasha waddamada Kenya, Itoobiya iyo Soomaaliya.
Xukuumadda ayaa ka shaqaynaysa in ay nadiifiso waddooyinka Muqdisho ku xira Marka iyo Baydhaba si ay muwaaddiniinta ugu safraan iyaga oon caqabado kala kulmin xubnaha maleeshiyaadka.
2013-05-20
Tansaaniya ayaa horumaro ka samaynaysa la dagaalanka musuq-maasuqa, balse mas'uuliyiinta waxay u baahan yihiin awood dheeri ah si looga takhaluso aafada, sida uu Sabahi u sheegay agaasimaha guud ee xafiiska la dagaallanka musuqmaasuqa Edward Hoseah.
Iyada oo loo marayo tartan cusub, ayay shirkaddan isgaadhsiintu ku dhiirri-galinaysaa dhalinyarada Kenya in ay sameeyaan barnaamijyada loo istcimaalo moobiillada kuwaa oo laga samayn karo lacag saameeyn wanaagsanna ku yeelan kara dalka.
2013-05-17
Kooxaha bulshada rayidka ayaa ururinaya saxiixyo si loo codsado in xilka looga qaado toddobo sharci-dajiye oo isku dayay in ay baddalaan mushaar dhimiddii dhawaan lagu sameeyay mas'uuliyiinta dawladda.
In kasta oo booliisku qabqabtay su'aalana waydiiday in ka badan 300 oo qof oo weeraradan la xidhiidha, ayaa hadana baadhayaashu aysan wali wax sabab ah helin.
2013-05-23
Shan qof ayaa la dilay afar kalena way ku dhaawacantay laba weerar oo ka dhacay gobolka waqooyi-bari ee Kenya Arbacadii (22-kii Maajo), sidaana waxa...
Sababta ugu wayn ee colaadihii ay ku dhinteen in kabadan 150 qof ee sannadkii hore ka dhacay Tana River Delta ayaa ahayd "khilaaf ku saleeysan khayra...
Ururka Caafimaadka Adduuna (WHO) ayaa shaaciyay in cudurka dabaysha uu ka dillaacay Geeska Afrika Arbacadii (22-kii Maajo) kadib markii 30-kii Abriil...
Ciidamada Soomaaliya ayaa xiray xiray shirkadihii isgaarsiinta iyo ganacsiyo kale oo ku yaal Beled Xaawo iyaga oo ku jira shaqo-joojin taas oo ah isk...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa bilaabi doonta in ay maamuullo goboleedyo ka dhisto goobaha dhawaan laga xoreeyay al-Shabaab marka uu barlamaanku ansixiyo...
Wasiirka Tamarta Jabuuti Cali Yacquub Maxamuud iyo danjiraha Japan u fadhiya Jabuuti Atsushi Nishioka ayaa shir ay ku yeesheen Jabuuti Arbacadii (22-...
Furitaanka Shirka Bixiyayaasha Saliidda iyo Gaaska Tansaaniya ayaa lagu qaban doonaa Daarusalaam 25-ka iyo 26-ka July, sidaana waxa Khamiistii (23-ki...
2013-05-22
Xildhibaanada waxay dib uga noqdeen mooshinkii ka dhanka ahaa Ra'iisul-wasaare Cabdi Faarax Shirdoon iyo xukuumaddiisa ee ay ku doonayeen in loo qaad...
Madaxweynaha maamul-goboleedka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) waxa uu Hargeeysa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee M...
Iska-daba-wareegga badan ee xafiiseed iyo kati xumida ka jirta dekedda Daarusalaam ayaa ugu kacda Tansaaniya iyo waddamada dariska la ah wax ka badan...
In ka badan 200 haween ah oo aan waxna qorin waxna akhrin ayaa waxbarsho bilaash ah laga siiyaa dugsi ku yaal Degmada Waaberi.