{"result":true,"votes":"173","language":"so","id":"hoa/polls/2013/hoa-2013-02-19","question":"Ma dareensan tahay inaad xog waafi ah ka haysatid doorashooyinka Kenya si aad u qaadatid go'aan xog-ogaalnimo ku dhisan? ","options":[{"votes":"94","id":1,"percentage":"54.3","answer":"Haa. Macluumaad badan ayaan ka haystaa murashaaxiinta madaxweynanimada iyo kuwa heerarka degaanba. "},{"votes":"28","id":2,"percentage":"16.2","answer":"Illaa iyo xad. Macluumaad badan ayaan ka haystaa murashaxiinta madaxweynanimada, laakiin macluumaadka aan ka hayo heerarka degaannada waa kuwo is burinaya."},{"votes":"11","id":3,"percentage":"6.4","answer":"Illaa iyo xad. Macluumaad badan ayaan ka haystaa murashaxiinta heerarka degaan, laakiin wax badan kama hayo kuwa madaxweynanimada."},{"votes":"40","id":4,"percentage":"23.1","answer":"Maya. Way adag tahay in la kala saaro murashaxiinta madaxweynanimada mana garanayo kuwa heerka deegaanka."}]}