{"result":true,"votes":"430","language":"so","id":"hoa/polls/2012/hoa-2012-08-15","question":"Makula tahay in hoggaamiyayaasha xilligan ee Dawladda Federaalka Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya -- madaxweynaha, ra'iisul-wasaaraha iyo af-hayeenka barlamaanku -- ay ka qayb-qaataan doorashada madaxweynenimo ee soo socota?","options":[{"votes":"102","id":1,"percentage":"23.7","answer":"Haa, xaq bay u leeyihiin in ay u tartamaan madaxweynenimada."},{"votes":"47","id":2,"percentage":"10.9","answer":"Haa, laakiin waa in ay jirto muddo cayiman oo dastuuri ah si ayan mar kale u tartamin."},{"votes":"63","id":3,"percentage":"14.7","answer":"Haa, laakiin waa in ayan laaluush iyo hanjabaad adeegsan si ay doorashada saamayn ugu yeeshaan."},{"votes":"218","id":4,"percentage":"50.7","answer":"Maya, waa ay soo qaateen fursaddoodii haatanna waxaa loo baahanyahay hoggaan cusub."}]}