Codayn

Ma u malaynaysaa in mamnuuca ay Tansaaniya saartay hadalka nacaybka diimaha huriya uu joojinayo weerarrada lala beegsado kaniisadaha iyo masaajidda?

Haa. Mamnuuciddu waxay dadka cibaadaysanaya ee labada diimoodba ka caawinaysaa in ay bartaan muhiimadda wada noolaanshaha.

22.9%(40 Codadka)

Ilaa xad. Dadka weerarrada qaada waxaa laga yaabaa in aysan joojin, laakiin muwaadiniinta sharciga ilaaliya waxay si dheeraad ah uga feejignaan doonaan in ay soo sheegaan dhaqdhaqaaqyada laga shakiyo.

25.1%(44 Codadka)

Maya. Waxaa loo baahan yahay sharciyo adag iyo ciqaab daran si loo joojiyo kuwa doonaya in ay abuuraan rabshado diimeed.

52.0%(91 Codadka)

175 Codadka oo dhan

Kaydka Codbixinta

Faallee codbixintan

(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo

Faallada akhristaha

  • ali
    May 25, 2013 @ 08:21:20AM

    Xalinta dhibaatooyinka noocaas ahi way fududahay. Qof kasta waa in loo ogolaado inuu ku cibaadaysto hab waafaqsan diinta uu aaminsanyahy isla markaana waafaqsan siday diintiisu dhigayso (sida ku qoran kitaabkiisa). Hadii la arko in qof dadka ka mid ahi uu ka hor imanayo waxa kitaabkiisa kusoo arooray, waa in talaabo laga qaadaa, laakiin maaha in wax la mamnuuco, waayo taa waxa ka dhalan kara nacayb aan waligii dhamaan doonin.

  • Kioko E.
    May 24, 2013 @ 03:23:20AM

    Talaabadani waa mid horseedi doonta in dunidu ay qaadato diin kaliya, waxaana sidaa ku dhaboobaysa saadaasha kusoo aroortay kitaabka muqaddaska ah ee sawirka bahalka.

  • Shadrack meso
    May 21, 2013 @ 08:24:50AM

    Haa way dhici doontaa

Wararkii ugu Dambeeyey

Diiradda

Rukumo