Codayn

Ma dareensan tahay inaad xog waafi ah ka haysatid doorashooyinka Kenya si aad u qaadatid go'aan xog-ogaalnimo ku dhisan?

Haa. Macluumaad badan ayaan ka haystaa murashaaxiinta madaxweynanimada iyo kuwa heerarka degaanba.

54.3%(94 Codadka)

Illaa iyo xad. Macluumaad badan ayaan ka haystaa murashaxiinta madaxweynanimada, laakiin macluumaadka aan ka hayo heerarka degaannada waa kuwo is burinaya.

16.2%(28 Codadka)

Illaa iyo xad. Macluumaad badan ayaan ka haystaa murashaxiinta heerarka degaan, laakiin wax badan kama hayo kuwa madaxweynanimada.

6.4%(11 Codadka)

Maya. Way adag tahay in la kala saaro murashaxiinta madaxweynanimada mana garanayo kuwa heerka deegaanka.

23.1%(40 Codadka)

173 Codadka oo dhan

Kaydka Codbixinta

Faallee codbixintan

(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo

Faallada akhristaha

  • peter miiiio
    March 7, 2013 @ 02:13:42AM

    Maya, sababtoo ah dib u dhigida natiijada codbixintu macnayaal badan ayay yeelan kartaa, markaa waa in gudida doorashooyinku ay dadka reer Kenya raali galisaa, waayo waxay balan qaadeen inay laba cisho ku dhameeyaan, laakiin hada hal usbuuc ayay ku socotaa.

  • kimani
    February 28, 2013 @ 05:27:23AM

    Waxaa la gaadhay wakhtigii is badalku iman lahaa, isbadalkaasna waxaa keeni kara dadkeena reer Kenya, oo waa inaynu hurdada ka kacnaa oo aynu u codaynaa hogaamiyayaasheena. Halkaasuu isbadalku ka imaan doonaa. Arrinka kale ee isaguna muhiimka ahi waa inaynu si nabad ah u codaynaa, waayo dhamaanteen waxaynu nahay reer Kenya, markaa aynu dhexdeena is jeclaano.

  • Oliech
    February 26, 2013 @ 06:26:13AM

    Kenya waa inay ka digarogataa dadka la yaqaano oo ay u digarogataa dadka aan la aqoon. Waa in laga digarogataa Kenyatta iyo Odinga Waa in laga digarogataa Gikuyu iyo Kalejin iyo Luo, oo waa in qabaa'ilka kale loo digarogtaa si kenya ay nabadi uga dhalato. Hadii aysan taasi dhicin, isbadal ma dhici doono.

  • cabdi sheekh cali
    February 24, 2013 @ 03:48:21AM

    shabab waa koox ka mid ah kooxihii nabigu sheegay waa khawaarij waxay rabaan in dadka ay indhah ka ridaan waa in lala dagaalama meel kasta ay joogan waa dhiig cabayaal

Wararkii ugu Dambeeyey

Diiradda

Rukumo