Mareegta internetka ee Sabahi waxaa maalgeliya Taliska Afrika ee Maraykanka oo ah taliska ciidanka ee masuulka ka ah taageeridda iyo bari-taaridda dedaallada Maraykanka ee dhiirriggelinta degganaanshaha, wada shaqaynta iyo barwaaqada gobolka.
Sabahionline.com wuxuu qoraa warar ka kala yimid daafaha gobolka Geeska Afrika, waxaa kale oo uu qoraa qaadaa-dhigis, wareysiyo iyo faallooyin ay sameeyaan weriyeyaal ay Sabahionline.com mushaharooyin siiso.
Hadafka Sabahionline.com waa in uu bixiyo wararka Geeska Afrika sii sax ah, dheellitiran, horumarna ku aaddan. Waxaa loo naqshadeeyey in uu aqristayaasha gobolka siiyo kob ay uga baxsadaan war ballaaran oo ku saabsan deggnaanta mustaqbalka ee gobolka, iyo in uu sahlo wadahadal ku saabsan mawduucyada kala duwan ee saamaynta ku leh gobolka.
Sawirradii ay al-Shabaab ku soo bandhigtay barteeda Twitter-ka Axaddii (16-kii June) oo ay ka muu...
Bilayska Kenya ayaa Mombasa ku dilay Kassim Omolo Otieno oo looga shakiyay argaggixisannimo intii...
Bilayska Tansaaniya ayaa koox khaas ah u diray Arusha Axaddii (16-kii June) si ay baaritaan ugu s...
Wafdi ka socda Yemen ayaa fasixii todobaadkan booqday Jabuuti si uu u soo saxiixo heshiisyo xirii...
Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay ayaa booqday Jabuuti Sabtidii ...
Toban qof ayaa la sheegay in ay ku dhinteen Jowhar Sabtidii (15-kii June) kadib dagaallo ay ku lu...
Hay'adaha la-dagaallanka musuqmaasuqa Kenya ayaa u midoobay si ay u sameeyaan xarun kaliya oo lag...
Ugu yaraan saddex qof ayaa looga cabsi qabaa in ay dhinteen 20 kalena uu gaaray dhaawac halis ah ...
Shan iyo toban dal iyo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka qayb-galay shir khuseeya kacs...
Weerar loo adeegsaday walxaha qarxa ee la macmalay oo ka dhacay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shab...