Maarso 04, 2013
Afartan iyo lix haween ka tirsan bilayska Tansaaniya ee Mwanza ayaa Sabtidii (2-dii Maarso) waxa la siiyay tababar ku saabsan farsamooyinka looga hor-tago tacadiyadda ku saleeysan jinsiga, sidaana waxa sheegay The Citizen-ka Tansaaniya.
Tababarka, oo uu maal-galiyay GG Trust, ayaa waxaa loo soo qaban-qaabiyay si looga jawaabo kororka shilalka tacadiyada ku saleeysan jinsiga ee ka dhaca Aagga Harada Tansaaniya.
"Kadib baaritaan qotto dheer, waxa la ogaaday in inta badan haweenka ku nool miyiga ay baylah u yihiin kufsiga iyo noocyo kale oo ka mida tacadiyadda ku saleeysan jinsiga," ayay tiri madaxweynaha GG Trust Stela Mathias. "Tababarkan waxa looga golleeyahay in lagu siiyo farsamooyinka ugu wanaagsan ee ay uga hortagi karaan kuwa tacaddiga geeysta."
Mathias waxa ay sheegtay in haweenka bilayska ah ay u gudbin doonaan waxa ay ka barteen tababarka haweenka degaanka taasoo qayb ka ah ol ole kan ka ballaaran oo lagu tababarayo 80 boqolkiiba haweenka Tansaaniya sidii ay isaga difaaci lahaayeen tacaddiyada.
Bilayska Tansaaniya ayaa xiray in ka badan 90 qof kadibmaalin muddaaharaad qof ku dhintay uu ka d...
Kenya ayaa ka codsatay Golaha Ammaanka ee QM Khamiistii (23-kii May) in uu joojiyo dacawadda ay w...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay xaflad ka dhacday Muqdisho Khamiis...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee waddamada xubnaha ka ah Urur-goboleedka Horumarinta (IGAD) ayaa is...
Hoggaamiye bulsheedka Maxamed Omar Said ayaa Khamiistii (23-kii May) waxa lagu weeraray aashito h...
Maxakamad ku taal Puntland ayaa todoba qof ku xukuntay dil taas oo ay ku mutaysteen dilkii wadaad...
Hay'adda gargaarka caalamiga ah ee Global Partnership for Education (GPE) ayaa ku dhawaaqday deeq...
Hay'adda ilaalinta xuquqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu yeertay Kenya in ay ixtiraa...
Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa ballan-qaaday in Xeerka cusub ee Duur-joogta lagu ...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Khamiistii (23-kii Maajo) waxa uu shaaciyay labadii magac ...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo
Faallada akhristaha
Anigu waan ku faraxsanahay in aan arrinkaa maqlo, laakiin si arrimuhu sidan uga wacnaadaan, waa in gobol kasta loo sameeyaa masuul madax ka noqda xafiiska u gaara arrimaha Gender-ka, waana in dadkaasi ay noqdaan kuwo khibrad u leh arrimaha Gender-ka. Anigu waxaan ahay qof u dooda arrimaha Gender-ka shaqadayduna waa taas, waxaanan ahay qof khibrad u leh arrimaha Gender-ka.