Maarso 04, 2013
Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa booqday Dhuusamareeb Isniintii (4-tii Maarso) si uu dadka ugala hadlo waxa uu maamulkiisu qabtay tan iyo markii la dhisay bishii November, sidaana waxa sheegay Radiyo Muqdisho.
"Waxaan uga mahad celinayaa dadka Dhuusamareeb iyo guud ahaan Galguduud sida diirran ee ay ii soo dhaweeyeen maanta waxaanan uga hambalyeeynayaa guusha ay ka gaareen cadawga nabadda," ayuu Shirdoon ku qoray Tuwitter-ka.
Inkasta oo inta badan Dhuusamareeb iyo Gobolka Galguduud ay ku jirtay gacanta ciidamada ay xulafada yihiin xukuumadda tan iyo sannakii hore, haddana dadka deegaanku waxa ay dhibaato ka soo gaartay weerarro ay al-Shabaab ku soo qaaday xilliyo kala gaddisan.
Boqolaal ka tirsan ciidamada Soomaalida iyo kuwa Howlgalka Midowga Afrika Soomaaliya ee fadhiyay Beledweyne ayaa loo diray Dhuusamareeb iyo Guriceel ka hor booqashada Shirdoon, sida uu sheegay Radiyo Bar-Kulan-ka ay maal-galiso Qaramada Midoobay.
Bilayska Tansaaniya ayaa xiray in ka badan 90 qof kadibmaalin muddaaharaad qof ku dhintay uu ka d...
Kenya ayaa ka codsatay Golaha Ammaanka ee QM Khamiistii (23-kii May) in uu joojiyo dacawadda ay w...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay xaflad ka dhacday Muqdisho Khamiis...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee waddamada xubnaha ka ah Urur-goboleedka Horumarinta (IGAD) ayaa is...
Hoggaamiye bulsheedka Maxamed Omar Said ayaa Khamiistii (23-kii May) waxa lagu weeraray aashito h...
Maxakamad ku taal Puntland ayaa todoba qof ku xukuntay dil taas oo ay ku mutaysteen dilkii wadaad...
Hay'adda gargaarka caalamiga ah ee Global Partnership for Education (GPE) ayaa ku dhawaaqday deeq...
Hay'adda ilaalinta xuquqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu yeertay Kenya in ay ixtiraa...
Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa ballan-qaaday in Xeerka cusub ee Duur-joogta lagu ...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Khamiistii (23-kii Maajo) waxa uu shaaciyay labadii magac ...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo