Maarso 04, 2013
Rag hubaysan oo aan la garanayn ayaa habeennimadii Axadda (3-dii Maarso) Gaarisa ku dilay mas'uul ka tirsan Wasaaradda Howlaga Guud iyo kalkaaliso caafimaad oo ka timid xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.
Guddoomiyaha Gobolka Gaarisa Maalim Maxamed ayaa u sheegay Sabahi in labada qof la dilay markii ay ka soo baxeen dukaan caam ah oo ku yaal Waddada Ngamia abbaaraha 9-kii fiidnimo. Kalkaalisada ayaa isla goobta ku naf baxday halka mas'uulku uu ku dhintay Isbitaalka.
Waxa uu sheegay in toogashada looga gollahaa in dadka looga cabdsi-galiyo in ay codeeyaan doorashada Isniinta. "Waxaannu adkeeynay ammaanka gudaha iyo hareeraha goobaha cod-bixinta dadkuna waa in uunan shilkan cabsi galin," ayuu yiri.
Kuwa weerarka soo qaaday ayaa soo daba galay dhibanayaasha ka hor inta ayan ka toogan masaafo aad ugu dhow, sida uu qoray The Standard-ka Kenya. Bilayska ayaa baadi-goobaya tuhmanayaasha mana jiraan wax la qabtay.
Bilayska Tansaaniya ayaa xiray in ka badan 90 qof kadibmaalin muddaaharaad qof ku dhintay uu ka d...
Kenya ayaa ka codsatay Golaha Ammaanka ee QM Khamiistii (23-kii May) in uu joojiyo dacawadda ay w...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay xaflad ka dhacday Muqdisho Khamiis...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee waddamada xubnaha ka ah Urur-goboleedka Horumarinta (IGAD) ayaa is...
Hoggaamiye bulsheedka Maxamed Omar Said ayaa Khamiistii (23-kii May) waxa lagu weeraray aashito h...
Maxakamad ku taal Puntland ayaa todoba qof ku xukuntay dil taas oo ay ku mutaysteen dilkii wadaad...
Hay'adda gargaarka caalamiga ah ee Global Partnership for Education (GPE) ayaa ku dhawaaqday deeq...
Hay'adda ilaalinta xuquqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu yeertay Kenya in ay ixtiraa...
Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa ballan-qaaday in Xeerka cusub ee Duur-joogta lagu ...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Khamiistii (23-kii Maajo) waxa uu shaaciyay labadii magac ...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo