Agoosto 19, 2012
Shirkadda daabacaadda buugta waxbarasahda ee Pearson ayaa dugsiyada hoose ee Tansaaniya ugu deeqday 150,000 oo isgu jira buugta dugsiyada, ciyaaraha iyo tusmada macallimiinta, iyada oo arrinkaa la kaashatay hay'adda khayriga caalamiga ah ee Oxfam, sidaana waxa Axaddii 19-kii August) sheegy Daily News-ka Tansaaniya.
"Oxfam waxa ay ku faraxsantahay in ay ku lug-leedahay deeqadan annaga oo dareemayna in ay si wanaagsan ula jaan-qaadayso barnaamijkeena ku aaddan xoojinta xuquuqda waxbarasho ee gabdhaha," sidaana waxa tiri Agaasimaha xafiiska Oxfam ee Tansaaniya Monica Gorman.
Buugtan ayaa waxa la geeyn doonaa 258 dugsi hoose oo ku yaal gobollada Arusha, Shinyanga iyo Dodoma ee Tansaaniya. Gorman waxa ay sheegtay in deeqdani ay isbadal wayn ka sameeyn doonto gobolladaas, halkaa oo agabka waxbarasho ee haatan yaal uu dhibaato joogto ah ku hayo [hannaanka waxbarasho].
Bilayska ayaa degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee Muqdisho ku xirxiray boqollaal loo tuhmay in ay...
Shir soconaya saddex maalmood ayaa ka furmay Muqdisho Talaadadii (18-kii June), kaas oo isku keen...
Ciidamada dawladda Soomaaliya oo ay bari-taarayaan kuwa Howlgaka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AM...
Xogyaha Arrimaha Gudaha iyo Xiriirinta Xukuumadaha Qaranka Joseph Ole Lenku ayaa Isniintii (17-ki...
Dab qabsaday suuqa weyn ee Gaarisa ayaa burburiyay in ka badan 100 buqcadood habeeynimadii Isniin...
Xoghayaha Dawladda ee Midnimada Qaranka Jabuuti Zahra Yuusuf Kayad ayaa Isniintii (17-kii June) w...
Guddiga barlamaanka ee miisaaniyadda ayaa diiday qorshe xafiis cusub loogu iibinayo madaxweynihii...
Gubato ka kacday magaalada Balbala ee Jabuuti Axaddii (16-kii June), ayaa burburisay 11 guri iyad...
Sawirradii ay al-Shabaab ku soo bandhigtay barteeda Twitter-ka Axaddii (16-kii June) oo ay ka muu...
Bilayska Kenya ayaa Mombasa ku dilay Kassim Omolo Otieno oo looga shakiyay argaggixisannimo intii...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo