Agoosto 19, 2012
Wakiilka Gaarka ah ee Soomaaliya u qaabilsan Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Danjire Boubacar Diarra ayaa dadka Soomaaliyeed uga hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Fidriga Sabtidii (18-kii August).
"Sannadkan Ciidul-Fidriga waxa ay ku soo beegantay xilli aad muhiim ugu ah taariikhda Soomaaliya, iyada oo uu dalku dhawaan ansixiyay dastuur kaa oo soo af-jaraya 12 sano oo uu dalku ku jiray xaalad ku-meel-gaarnimo kaasoo loo diyaarinayo in uu hoggaamiyo dawlad cusub kadib labaatan sano oo fowdo ah," ayuu yiri Diarra, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed.
Diarra waxa uu sidoo kale mahad-celin ku beegan munaasabadda Ciidul-Fidriga u diray ciidamada Howl-galka Midowga Afrika ee AMISOM. "Shaqada adag ee aad haysaan iyo naf-huriddiinu waxa ay Soomaaliya siisay fursaddii ugu fiicnayd ee ay helaan sannado si ay u helaan nabad iyo xasillooni," ayuu yiri.
AMISOM waxa ka go'an in ay taageerto Soomaaliya, waxana ay sii wadi doontaa in ay la shaqeeyso dawaladda la dhisi doono marka ay dhamaato sharciyadda Dawladda Federaalka Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya Isniinta, ayuu yiri.
Ergo ka socota Urur-goboleedka Horumarinta (IGAD) ayaa booqday madax ku kala sugan Muqdisho iyo K...
Nin argaggixisonimo looga shakiyay iyo xaaskiisa ayaa toogasho lagu dilay lix askari oo bilayska ...
Shan qof ayaa lagu xiray Daarusalaam Khamiistii iyaga oo haysatay walxaha laga sameeyo qarxyada, ...
Madaxwenaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku boorriyay sharci-dajiyayaasha in ay dhinac iska dhigaan ...
Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa gobolka Bakool ku dilay sagaal ka tirsan dagaalyahannada al-Sh...
Rag hubeeysan oo aan la garaneeyn ayaa fiidnimadii Sabtida (18-kii Maajo) waxa ay waqooyi-bari ke...
Xisbiga talada haya Kenya ee Isbahaysiga Jubilee ayaa hoggaanka u qabtay laba guddi-barlamaan oo ...
Rugta Ganacsiga Jabuuti iyo Hay'adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay ayaa ilaalada xirmo...
Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Tansaaniya Filiberto Ceriani Sebregondi ayaa ku boorriyay saxaf...
Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa sheegay in loo baahan yahay in la ballaariyo Howlg...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo