Red_arrow

Ma jeclaan lahayd in Soomaali aad ka dhigato luuqaddaada asaasiga ah, ee mareegtan? |

Hay'ad khayri ah oo Jabuutiyaan ah ayaa garaamaad raashin ah u qaybisay 2,300 oo qof

Agoosto 10, 2012

  • +hoos ku faallee
  • Daabac
  • Dib u celi Yaree Kordhi

Hay'adda khayriga ah ee Jabuuti ee al-Biri ayaa garaamaad cunno ah u qaybisay in ka badan 2,300 oo qof iyada oo wadda mashruuc ay ku afurinayso dadka bishan Ramadan, sidaana waxa Khamiistii (9-kii Agoosto) sheegay La Naiton-ka Jabuuti.

Al-Biri ayaa gaartay in ka badan 500 oo qoys oo tabaalaysan kuwaa oo ku nool degmada Carta iyo tuulooyinka Abu Yuusuf iyo Sanakal, iyada oo arrinkaa is-kaashi kala sameeysay urur Faransiis ah oo aan dawli ahayn, laguna magacaabo Islamic Relief France.

Al-Biri ayaa cunno u qaybisay agoonta, waayeelka, dadka barakacay iyo saboolka.

Muxuu kula yahay qoraalkan? (Codadka oo dhan 1)

Dislike_icon(0)

(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo

Wararkii ugu Dambeeyey

Diiradda

Rukumo

Codayn

Ma u malaynaysaa in mamnuuca ay Tansaaniya saartay hadalka nacaybka diimaha huriya uu joojinayo weerarrada lala beegsado kaniisadaha iyo masaajidda?

Fiirso natiijada

Macluumaad