Agoosto 03, 2012
Saraakiisha ciidamada millatariga Kenya ayaa sheegay in dadaalkooda ciidan-qorista uu soo dhoowayn kala kulmay dhallinyarada Kenya, sidaana waxa Khamiistii (2-dii August) sheegay The Standard-ka Kenya.
Gaashaanle Dhexe Lazurus Wafula, oo ah sarkaal sare oo ka tirsan ciidan-qorista Kenya, ayaa sheegay in ciidamada Kenya ee al-Shabaab kula diriraya Soomaaliya ay ku dhiiri-galiyeen dhallinyarada Kenya in ay ku biiraan millatariga.
"Waxaa jirta heellanaan guud, markii horena waxaan moodnay in dadku ayan u soo bixi doonin [ciidan-qorsita]. Magaalada Rumuruti, dadku way na harqiyeen," ayuu yiri.
In ka badan 250 rag ah iyo 30 dumar ah ayaa soo xaadiray munaasabad lagu qorayo millatari oo ka dhacday Garoonka Dawladda Hoose ee Nanyuki, ayuu yiri qorista ciidanka loo qaadanayo millatariga, ciidanka badda iyo ciidanka cirkana way socon doonaan.
Bilayska Tansaaniya ayaa xiray in ka badan 90 qof kadibmaalin muddaaharaad qof ku dhintay uu ka d...
Kenya ayaa ka codsatay Golaha Ammaanka ee QM Khamiistii (23-kii May) in uu joojiyo dacawadda ay w...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay xaflad ka dhacday Muqdisho Khamiis...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee waddamada xubnaha ka ah Urur-goboleedka Horumarinta (IGAD) ayaa is...
Hoggaamiye bulsheedka Maxamed Omar Said ayaa Khamiistii (23-kii May) waxa lagu weeraray aashito h...
Maxakamad ku taal Puntland ayaa todoba qof ku xukuntay dil taas oo ay ku mutaysteen dilkii wadaad...
Hay'adda gargaarka caalamiga ah ee Global Partnership for Education (GPE) ayaa ku dhawaaqday deeq...
Hay'adda ilaalinta xuquqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu yeertay Kenya in ay ixtiraa...
Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa ballan-qaaday in Xeerka cusub ee Duur-joogta lagu ...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Khamiistii (23-kii Maajo) waxa uu shaaciyay labadii magac ...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo
Faallada akhristaha
Hambalyo!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!