Luulyo 30, 2012
Shirkadda Dhalinta Korontada ee Kenya (KenGen) ayaa qorshaynaysa in ay hesho 1.1 bilyan oo shilin oo ay ka kasbanayso ganacsika Carbonka caadiga ah kadib markii la dhameystiray xaraaradda dhalinta korontada ee Ol Karia, Business Daily Afrika ayaa sidaa wariyay Axaddi (July 29-keeda).
"Mashruuca ayaa bara kicin doona ku dhowaad 1.4 milyan oo tan oo carbon dioxide ah, kaasi oo aannu rajaynayno in aan ku iibino lacag lagu qiyaasay 14 milyan oo doolar," ayuu yiri madaxa fulinta KenGen Eddy Njoroge.
Dalalka soo saara wax ka badan carbon dioxide-ka u xadidan waxa ay qeybo ka iibin karaan dalalka wax yar soo saara.
KenGen ayaa u isticmaali doonta 10 boqolkiiba faa'iidada iibka Carbon dioxide-ka si dib loogu maal galiyo bulshada daggan meesha ay warshadu ku taalo, Njoroge ayaa yiri.
"Maaliyaddan (carbon credit) waxa aan si wen ugu sii wadaynaa in aan ku xoojino awoodaha qeybaha koronto dhalinta, waxa aan sidoo kale la qeybsan doonnaa bulshooyinka maxalliga ah," Njoroge ayaa yiri.
Kenya ayaa hadda aasaaseysa ganacsigii ugu horeeyay ee carbon ah ee Afrika, Nairobi Carbon Exchange, iyadoo la kaashanaysa dhowr shirkadood oo Keenyaan ah oo xili horeba ku lug lahaa.
Bilayska Tansaaniya ayaa xiray xildhibaanka laga soo doorto Iringa Peter Msigwa iyo 60 gnacsade a...
Maxkamad ku taal Boosaaso ayaa dambi ku heshay dabadeedna ganaaxday 78 Iraaniyiin ah Axaddii (19-...
Bilayska Tansaaniya ayaa xiray15 tuhmane oo lala xiriiriyay dabkii habeeynimadii Jimcaha la qabad...
Kormeeraha Guud ee Bilayska Kenya David Kimaiyo ayaa tirtiray xilkii taliyayaasha bilayska goboll...
Rag hubeeysan ayaa Axaddii (19-kii Maajo) dilay laba qof afar kalena ku dhaawacay weerarro kala d...
Shir la doonayo in looga arrinsado fursadaha saliidda iyo gaaska, maal-gashiga, amniga, iyo kaaba...
Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland ayaa Axaddii (19-kii Maajo) waxa ay tababar soco...
In kabadan 1 milyan oo Soomaali ah ayaa baaqi ku sii ahaan doona "cunno yari" illaa iyo September...
Ergo ka socota Urur-goboleedka Horumarinta (IGAD) ayaa booqday madax ku kala sugan Muqdisho iyo K...
Nin argaggixisonimo looga shakiyay iyo xaaskiisa ayaa toogasho lagu dilay lix askari oo bilayska ...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo