Luulyo 22, 2012
Maxkamada ku taal Gaarisa ayaa Jimchii (20-kii July) ku soo eedaysay Moses Nzalu Kethakio in uu ku lug lahaaweerarradii 1-dii July lagu qaaday Kaniisadda African Inland iyo Kaniisadda Katooliga, kuwaas oo ay ku dhinteen 17 qof kuna dhaawacmeen dad kor u dhaafaya 60.
Garsooraha John Onyeego ayaa ku soo oogay Kethakio, oo 27-jir ah dilka laba sarkaal oo bilays ah iyo dhicidda qoryohoodii iyo rasaastoodii, iyo waliba sidoo kale in uu xubin ka yahay al-Shabaab. Kethakio ayaa ku dooday in uunan wax dambi ah galin.
Xeer-ilaaliyaha maxkamadda Samuel Krigitho ayaa Sabahi u sheegay in maxkamaddu ogolaatay codsi ay bilaysku ku dalbadeen in aan eedaysanaha lagu sii dayn dammiin si waqti loogu helo in lagu sameeyo baaritaan dheeri ah, maadaama Kethakio la soo qabtay maalin ka hore.
Waxa suura-gal ah in Kethakio lagu soo oogo dambiyo kale marka ay maxkamaddiisu dib u bilaabato 24-ka September. "Dambiyo dheeraad ah ayaa lagu soo oogi doonaa," ayuu yiri Karigitho.
Bilayska Tansaaniya ayaa xiray in ka badan 90 qof kadibmaalin muddaaharaad qof ku dhintay uu ka d...
Kenya ayaa ka codsatay Golaha Ammaanka ee QM Khamiistii (23-kii May) in uu joojiyo dacawadda ay w...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay xaflad ka dhacday Muqdisho Khamiis...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee waddamada xubnaha ka ah Urur-goboleedka Horumarinta (IGAD) ayaa is...
Hoggaamiye bulsheedka Maxamed Omar Said ayaa Khamiistii (23-kii May) waxa lagu weeraray aashito h...
Maxakamad ku taal Puntland ayaa todoba qof ku xukuntay dil taas oo ay ku mutaysteen dilkii wadaad...
Hay'adda gargaarka caalamiga ah ee Global Partnership for Education (GPE) ayaa ku dhawaaqday deeq...
Hay'adda ilaalinta xuquqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu yeertay Kenya in ay ixtiraa...
Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa ballan-qaaday in Xeerka cusub ee Duur-joogta lagu ...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Khamiistii (23-kii Maajo) waxa uu shaaciyay labadii magac ...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo