Luulyo 18, 2012
Ra'iisul-wasaare ku-xigeenka Turkiga Bekir Bozdag ayaa tagay Muqdisho Talaadadii (17-kii Juulaay) si uu ula kulmo saraakiisha sare ee Dawladda Federaalka Ku-meel-gaarka ah, sida uu sheegay Radio Bar-Kulan-ka ay maal-galiso Qaramada Midoobay.
Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali ayaa Bozdag iyo wafdigiisa ku soo dhaweeyay maddaarka caalamiga ah ee Aadan Cadde.
Markii uu soo dagay, Bazdag waxa uu dhagax-dhigay dhisme cusub oo loogu talo galay taawarka laga hago diyaaradaha, kaasoo ay maal-galinayso dawladda Turkiga.
Cali ayaa wafdiga Turkiga u soo galbiyay qasriga madaxtooyada, halkaa oo uu kula kulmay Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed si ay uga wada-hadlaan dadajinta mashaariicda horumarineed ee uu Turkigu ka wado dalka. Axmed waxa uu uga mahad celiyay Bozdag sii wadidda maal-galinta ay ku sameeynayaan Soomaaliya.
Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa sheegay in loo baahan yahay in la ballaariyo Howlg...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii (16-kii Maajo) waxa uu waraaqaha aq...
Ugu yaraan afar qof ayaa dhintay saddexna waa ay dhaawacantay Khamiistii (16-kii Maajo) markii xa...
Kenya iyo Tansaaniya ayaa Khamiistii (16-kii Maajo) si wadajir ah soohdintooda uga fuliyay howlga...
Cartan Sheekhdoon oo ahaa xubin ka tirsan kooxda xukuumadda la jaalka ah ee Ahlu Sunna wal Jamaac...
Maleeyshiysaad looga shakisan yahay in ay ka yimaadeen Itoobiya ayaa Khamiitii (16-kii Maajo) wax...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa Khamiistii (16-kii Maajo) waxa uu Wasiirkii ...
Tansaaniya iyo Canada ayaa wada saxiixday heshiis iskaashi oo loo asteeyay in kor loogu qaado isl...
Ciidamada Qaranka Soomaaliya ayaa dilay 13 dagaalyahaniinta al-Shabaab ah Talaadadii (14-kii Maaj...
Xilligii kama dambaysta ahaa ee loo qabtay dadka reer Mandheera in ay ku soo wareejiyaan hubka sh...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo
Faallada akhristaha
Dadka Soomaaliyeed waxaa fiican inay mar labaad helaan nabad ay ku raaxaystaan, waayo waxay mudaba ku hoos jireen cadaw. Soomaaliya waa inay noqotaa dalalka ugu dalxiiska badan, oo ay noqotaa dal ay dalxiisayaashu si bilaa cabsi ah u tagaan.