Coca-Cola oo maal-galinaysa kooxda Kenya ee Olambikada

Luulyo 17, 2012

  • +hoos ku faallee
  • Daabac
  • Dib u celi Yaree Kordhi

Coca-Cola ayaa Isniintii (16-kii Juulaay) ku dhawaaqday in ay ku taageerayso Guddiga Qaranka ee Olambikada Kenya 5 milyan oo shilin oo u dhiganta 58,000 oo doolar, sidaana waxa sheegay Daily Nation-ta Kenya.

Shirkadan sameeysa cabitaanka fudud ayaa 4 milyan oo shilin u bixin doonta si caddaan ah iyada oo1 milyan oo shilinna ku bixin doonta waxyaabaha ay soo saarto Coca-Cola, sidaana waxa sheegay Agaasimaha Coca-Cola u fadhiya Kenya Rocky Findley. "Waxaaan rumaysanahay in taageeradani ay wax wayn ka gaysan doonto kor u qaaddida iyo nasashada kooxda marka ay matalayaan qaranka inaga oo ku faani doonna inta ay socdaan ciyaaraha Olambikada," ayuu yiri.

Coca-Cola ayaa la shaqaysay fannaanka iyo soo saaraha caanka ah ee Kenya Madtraxx si uu u soo hindiso halku-dhaga "Move to Beat" ee iskaashiga Coca-Cola iyo kooxda Keynya ee Olambikada,"

Muxuu kula yahay qoraalkan? (Codadka oo dhan 0)

Dislike_icon(0)

(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo

Wararkii ugu Dambeeyey

Diiradda

Rukumo

Codayn

Ma u malaynaysaa in mamnuuca ay Tansaaniya saartay hadalka nacaybka diimaha huriya uu joojinayo weerarrada lala beegsado kaniisadaha iyo masaajidda?

Fiirso natiijada