Luulyo 17, 2012
Galguduud, oo ay maamusho malayshiyada raacsan dawladda ee Ahulu Sunna wal Jamaaca, ayaa hoos yimid maamulka DFKMG ee Soomaaliya, sidaana waxa Isniintii (16-kii Juulaay) sheegay Radio Bar-Kulan-ka ay Qaramada Midoobaay maal-galiso.
Kadib wada-tashi dhex-maray dawladda iyo maleeyshiyada, ayay labada dhinac ku heshiiyeen in maamulka haatan jira lagu wareejiyo kan gobolka, taas oo markiiba dhaqan-gali doonta. Axmed Yuusuf Xasan ayaa loo magacaabay guddoomiyahah gobolka, halka Saadiq Sheekh Xuseen loo magacaabay ku-xigeenkiisa dhinaca ammaanka.
Cabdiraxmaan Geeda-Qorow ayaa loo magacaabay guddoomiyaha degmada Dhuusamaareeb, iyada oo Xasan Cabdi Calas loo magacaabay guddoomiyaha degmada Caabud-waaq, Cismaan Ciise Taarduleed waxaa loo magacaabay guddoomiyaha degmada Guriceel, halka Hiirad Xaashi Cali isagana loo magacaabay guddoomiyaha degmada Balanbal.
Tuulooyinka Godon iyo Xanan ayaa waxa la gaarsiiyay heer degmo.
Xildhibaanada waxay dib uga noqdeen mooshinkii ka dhanka ahaa Ra'iisul-wasaare Cabdi Faarax Shird...
Madaxweynaha maamul-goboleedka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) ...
Iska-daba-wareegga badan ee xafiiseed iyo kati xumida ka jirta dekedda Daarusalaam ayaa ugu kacda...
Madaxda Maamul-goboleedka Puntland ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) u kulmay si ay u dhiirrio galiy...
Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa xiray in ka ba...
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa iskaashiga istaraatiijiyadeed kala sheekaystay G...
Madaxwynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ciidamada ammaanka iyo garsoorkuba waa in ay si rasmi ah uga qo...
Ra'iisul-wasaaraha Jabuuti Cabdulqaadir Kaamil Maxamed ayaa ku baaqay in kor loo qaado iskaashiga...
Xildhibaano Soomaali ah ayaa ka noqday mooshin ay ku codsadeen in ra'iisul-wasaaraha iyo xukuumad...
Xildhibaanada mucaaradka ah ee barlamaanka ayaa xukuumadda ku eedeeyay in ay cabburisay xoriyadda...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo