Ahlu Sunnah Wal Jamaaca oo ammaantay kusoo laabashada Barnaamijka Cuntada Adduunka ee Matabaan

Luulyo 13, 2012

  • +hoos ku faallee
  • Daabac
  • Dib u celi Yaree Kordhi

Maleeshiyaadka dowladda la jira ee Ahlu Sunnah Wal Jamaaca (ASWJ) ayaa ammaanay dib u howl-galidda Barnaamijka Cuntada Adduunka (WFP) ee Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, raadiyaha ay Qaramada Midoobay Maal-galiso ayaa wariyay sidaa Khamiistii (12-kii Juulaay)

Gudoomiyaha ASWJ ee Matabaan Cabdiraxmaan Cabdi Maxamed, ayaa sheegay in soo laabashada WFP ay tallaabo muhim ah u tahay in lala fal galo dhibaatooyinka aadanninimo ee ka jira degmada,, oo hoy u ah 8,000 oo barakacayaal Soomaali ah.

WFP ayaa ka guurtay Matabaan kadib markii laba kamida shaqaalaheeda lagu dilay degmada bishii Febraayo.

Muxuu kula yahay qoraalkan? (Codadka oo dhan 2)

Dislike_icon(0)

(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo

Wararkii ugu Dambeeyey

Diiradda

Rukumo

Codayn

Ma u malaynaysaa in mamnuuca ay Tansaaniya saartay hadalka nacaybka diimaha huriya uu joojinayo weerarrada lala beegsado kaniisadaha iyo masaajidda?

Fiirso natiijada

Macluumaad