Luulyo 13, 2012
Booliiska Puntland ayaa xiray waddooyinka muhiimka ah ee gobolka Mudug si ay uga hor-tagaan in af-duubayaashii shaqaalaha gargaarku ay baxsadaan, Garowe Online ayaa warisay Khamiisti (12-kii Juulaay).
Booliiska Puntland ayaa ilaa Arbacadii raadinayay seddexda shaqaale ee Hay'adda Gargaarka Caalamiga ah ee uu fadhigeedu yahay Sweden (IAS), War-saxaafadeed kasoo baxay madaxda Puntland ayaa lagu sheegay. "Warar ay heleen sir-doonka Puntland ayaa xaqiijinaya in af-duubayaashu ay u baxsadeen degmada Hobyo, oo aan kamid aheyn maamulka Puntland,"
Sarkaal ka tirsan booliiska Gaalkacyo, Maxamed Axmed ayaa sheegay in aysan wali caddeyn in af-duubayaashu ay al-Shabaab ka tirsanyihiin. "Af-duubayaasha iyo al-Shabaab waxaa macquul ah in ay wada-shaqeyn lahaayeen," ayuu yiri.
Xukuumadda Puntland ayaa cadaysay sedexda shaqaale gargaar oo kala ahaa Madoni, madaxa wafdiga Kariyota, iyo nin injineer ah, iyo Cabdinuur Kambasse.
Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa sheegay in loo baahan yahay in la ballaariyo Howlg...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii (16-kii Maajo) waxa uu waraaqaha aq...
Ugu yaraan afar qof ayaa dhintay saddexna waa ay dhaawacantay Khamiistii (16-kii Maajo) markii xa...
Kenya iyo Tansaaniya ayaa Khamiistii (16-kii Maajo) si wadajir ah soohdintooda uga fuliyay howlga...
Cartan Sheekhdoon oo ahaa xubin ka tirsan kooxda xukuumadda la jaalka ah ee Ahlu Sunna wal Jamaac...
Maleeyshiysaad looga shakisan yahay in ay ka yimaadeen Itoobiya ayaa Khamiitii (16-kii Maajo) wax...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa Khamiistii (16-kii Maajo) waxa uu Wasiirkii ...
Tansaaniya iyo Canada ayaa wada saxiixday heshiis iskaashi oo loo asteeyay in kor loogu qaado isl...
Ciidamada Qaranka Soomaaliya ayaa dilay 13 dagaalyahaniinta al-Shabaab ah Talaadadii (14-kii Maaj...
Xilligii kama dambaysta ahaa ee loo qabtay dadka reer Mandheera in ay ku soo wareejiyaan hubka sh...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo