Luulyo 13, 2012
Shubanka ayaa ku sii fidaya magaalada ugu dambaysay ee ay al-Shabaab haystaan, iyadoo caruurtu ay yihiin dhibanayaasha ugu badan ee cudurka, Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ku digay Jimcihii (Juulaay 13-keeda)
Hay'adda Qaramada Midoobay"Waxa ay si weyn uga walaacsantahay kororka xaaladaha shubanka, gaar ahaan Kismaayo," hay'adda ayaa sidaa ku sheegtay war-saxaafadeed, iyadoo ka digtay in cudurku uu saacado ku dili karo qofka uu u dhaco haddaan la daweyn.
"Baaritaan caafimaad oo deg dega oo la mariyay toban bukaan socod ah ayaa lix kamida laga helay shubanka," WHO ayaa ku sheegtay war-saxaafadeedkeeda.
65 bukaan ayaa daweyn loo fidiyay, 40 waxa ay u baahanyihiin "in si deg deg ah isbitaalka loo geeyo", iyadoo bukaanada intooda badanna ay yihiin caruur ay da'doodu ka yartahay sideed sano.
Dagaalyahanada al-Qaacidda ku biiray ee al-Shabaab ayaa dib ugu gurtay magaalada dekedda ah ee Kismaayo kadib markii ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ay ka qabsadeen dhul baaxad leh.
Ciidamada Kenya ee AMISOM ka midka ah ayaa wacad ku maray qabsashada magaalada dhamaadka bisha Agoosto
Bilayska Tansaaniya ayaa xiray in ka badan 90 qof kadibmaalin muddaaharaad qof ku dhintay uu ka d...
Kenya ayaa ka codsatay Golaha Ammaanka ee QM Khamiistii (23-kii May) in uu joojiyo dacawadda ay w...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay xaflad ka dhacday Muqdisho Khamiis...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee waddamada xubnaha ka ah Urur-goboleedka Horumarinta (IGAD) ayaa is...
Hoggaamiye bulsheedka Maxamed Omar Said ayaa Khamiistii (23-kii May) waxa lagu weeraray aashito h...
Maxakamad ku taal Puntland ayaa todoba qof ku xukuntay dil taas oo ay ku mutaysteen dilkii wadaad...
Hay'adda gargaarka caalamiga ah ee Global Partnership for Education (GPE) ayaa ku dhawaaqday deeq...
Hay'adda ilaalinta xuquqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu yeertay Kenya in ay ixtiraa...
Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa ballan-qaaday in Xeerka cusub ee Duur-joogta lagu ...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Khamiistii (23-kii Maajo) waxa uu shaaciyay labadii magac ...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo