Luulyo 10, 2012
Ra'iisul-wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajo ayaa ku dhawaaqay in uu ka tagayo shaqadiisa uu ka hayay Maraykanka oo uu isu sharrixi doono tartanka madaxweynenimoee dhici doona bisha dambe, sidaana waxa Isniintii (9-kii Juulaay) sheegay Daily Nation-ka Kenya.
Farmaajo ayaa sheegay in uu go'aansaday "in uu markale isku dayo siyaasadda Soomaaliya sababtoo ah waxaan rumaysanahay in laga shaqeeyo danta guud ee dalka hooyo".
"Waxaan go'aansaday in aan tartamo, dhameeyo shaqadaydii qabyada ii ahayd, ee aan qorsheeystay makrii la ii magacaabay ra'iisul-wasaaraha," ayuu yiri Farmaajo. "Waxaan rabaa in aan shaqada ka sii wado halkii aan uga tagay."
Xilligiisii laga soo bilaabo 2010-kii illaa 2011-kii, Farmaajo ayaa waxaa lagu xasuustaa sidii uu uga hortagay musuqmaasuqa ka jira Soomaaliya iyada oo uu ahamiyadda koowaad siiyay in uu ku bixiyo mushaarka ciidamada xilliga loogu talagalay, ayuu waruyay wargayska. Waxa uu is casilay June 2011-kii sida uu farayay heshiiskii Kampala.
Xildhibaano Soomaali ah ayaa ka noqday mooshin ay ku codsadeen in ra'iisul-wasaaraha iyo xukuumad...
Xildhibaanada mucaaradka ah ee barlamaanka ayaa xukuumadda ku eedeeyay in ay cabburisay xoriyadda...
Saami dhinaca DNA-a ah oo laga qaaday caday ku jiray boorso wayn oo ay rasaasi ku jirtay lagana h...
Todoba iyo toban Kenyan ah ayaa lagu eedeeyay in ay jabiyeen nabaddii, rabshado iyo in ay si arxa...
Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda in Isniintii (20-kii Maajo) ay madaafiic hoobiyayaal ah k...
Askar ka tirsan guutada Koox-dagaaleedka 9+ ayaa ku noqonaya dhulkoodii kadib 13 bilood oo ay ka ...
Ciidanka Bilayska Kenya ayaa bisha soo socota bilaabi doona xulid buuxda oo lagu kala sameeyo sar...
Isku day dhac oo la fashiliyay oo ka dhacay xafiis ammaan oo uu Wells Fargo ku leeyahay Mombasa a...
Madaxweynaha Ghana John Dramani Mahama ayaa ballan-qaaday taageerada dalkiisa ee ku aaddan xillig...
Bilayska Tansaaniya ayaa xiray xildhibaanka laga soo doorto Iringa Peter Msigwa iyo 60 gnacsade a...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo