Juunyo 29, 2012
Ra’iisul wasaaraha Tansaaniya Mizengo Pinda ayaa muwaadiniinta u sheegay in dowladdiisu ay qaadi doonto tallaabo walba oo lagama maaarmaan ah oo lagu xaqiijinayo ammaankooda, wargayska the Guardian ee Tansaaniya ayaa Jimcadii (29-kii Juun) wariyay.
Pinda oo soo saaray war-murtiyeed xukuumadeed, ayaa ka jawaabayay hadal uu jeediyay sharci-dajiyaha Saidi Nkumba oo sheegay in dowladdu ay ku guul-dareysatay ka hortagidda dambiyada, dhacdooyin dhowr ah ayaa Tansaaniya ka dhacay, sida dhimashadi 43 muhaajiriin ah iyo weerarki lagu qaaday dalxiisayaasha Sarengeti.
Pinda ayaa sheegay in Golaha Amniga Qaranka ay ka arrinsanayaan jawaabo ku haboon oo laga bixiyo dhacdooyinkaa.
Bilayska ayaa degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee Muqdisho ku xirxiray boqollaal loo tuhmay in ay...
Shir soconaya saddex maalmood ayaa ka furmay Muqdisho Talaadadii (18-kii June), kaas oo isku keen...
Ciidamada dawladda Soomaaliya oo ay bari-taarayaan kuwa Howlgaka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AM...
Xogyaha Arrimaha Gudaha iyo Xiriirinta Xukuumadaha Qaranka Joseph Ole Lenku ayaa Isniintii (17-ki...
Dab qabsaday suuqa weyn ee Gaarisa ayaa burburiyay in ka badan 100 buqcadood habeeynimadii Isniin...
Xoghayaha Dawladda ee Midnimada Qaranka Jabuuti Zahra Yuusuf Kayad ayaa Isniintii (17-kii June) w...
Guddiga barlamaanka ee miisaaniyadda ayaa diiday qorshe xafiis cusub loogu iibinayo madaxweynihii...
Gubato ka kacday magaalada Balbala ee Jabuuti Axaddii (16-kii June), ayaa burburisay 11 guri iyad...
Sawirradii ay al-Shabaab ku soo bandhigtay barteeda Twitter-ka Axaddii (16-kii June) oo ay ka muu...
Bilayska Kenya ayaa Mombasa ku dilay Kassim Omolo Otieno oo looga shakiyay argaggixisannimo intii...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo
Faallada akhristaha
Waan ka helay hawsha aad waddaan, waayo waa wax wacan oo dadka indhohooda furaya, markaa ilaahay ha idin barakeeyo.