Juunyo 29, 2012
Qof ku dhaawacmay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee bishi hore ka dhacay maqaayad ku taala Dhuusamareeb ayaa helay 1,230 doollar oo ay ugu deeqeen qurba-joog Somaaliyeed, Raadiyaha Bar-kulan ee ay Qaramada Midoobay maal-galiso ayaa wariyay Jimcadii (29-kii Juun).
Sheekh Abuukar Cabdullaahi ayaa ku wareejiyay Cabdiraxmaaan Cali Cabdi lacagta, si uu isaga dabaro qaraskha caafimaad ee ku baxaya dhaawaaciisa neerfaha la xiriira ee kasoo gaaraay qaraxa.
Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarka oo dilay laba xubnood oo ka tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya. Todobo kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxa ayaa daweyn loogu qaaday Addis Ababa.
Dhusamareeb waa caasimadda gobolka Galguduud, waxana ka taliya malleeyshiyada jaalka la ah dawladda ee Ahlu Sunna wal Jamaaca"
Xildhibaanada waxay dib uga noqdeen mooshinkii ka dhanka ahaa Ra'iisul-wasaare Cabdi Faarax Shird...
Madaxweynaha maamul-goboleedka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) ...
Iska-daba-wareegga badan ee xafiiseed iyo kati xumida ka jirta dekedda Daarusalaam ayaa ugu kacda...
Madaxda Maamul-goboleedka Puntland ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) u kulmay si ay u dhiirrio galiy...
Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa xiray in ka ba...
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa iskaashiga istaraatiijiyadeed kala sheekaystay G...
Madaxwynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ciidamada ammaanka iyo garsoorkuba waa in ay si rasmi ah uga qo...
Ra'iisul-wasaaraha Jabuuti Cabdulqaadir Kaamil Maxamed ayaa ku baaqay in kor loo qaado iskaashiga...
Xildhibaano Soomaali ah ayaa ka noqday mooshin ay ku codsadeen in ra'iisul-wasaaraha iyo xukuumad...
Xildhibaanada mucaaradka ah ee barlamaanka ayaa xukuumadda ku eedeeyay in ay cabburisay xoriyadda...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo