Juunyo 29, 2012
Wasiirka Gaashaan-dhigga Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa Khamiisti (28-kii Juun) guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen saraakiisha dowladda si looga wada xaajoodo ammaanka Muqdisho, Shabakadda wararka Shabelle ee Soomaaliya ayaa warisay.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dardar-galin lahaa arrimaha ammaanka caasimadda, sida uu sheegay af-hayeenka maamulka gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf. “Iyadoo garab laga helayo dadka Soomaaliyeed iyo hay’addaha ammaanka, waxaan doonaynaa in aan tirtirno ammaan-darada ka jirta caasimadda," ayuu yiri.
Saraakiil ayaa leh in Muqdisho ay ammaan noqotay tan iyo markii al-Shabaab laga saaray waadada Afgooye bishii hore, taasoo keentay in maleeshiyaadka aanay saldhig ay weerarrao kasoo abaabulaan ku lahayn meelaha caasimadda u dhow.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Khamiistii (23-kii Maajo) waxa uu shaaciyay labadii magac ...
Shan qof ayaa la dilay afar kalena way ku dhaawacantay laba weerar oo ka dhacay gobolka waqooyi-b...
Sababta ugu wayn ee colaadihii ay ku dhinteen in kabadan 150 qof ee sannadkii hore ka dhacay Tana...
Ururka Caafimaadka Adduuna (WHO) ayaa shaaciyay in cudurka dabaysha uu ka dillaacay Geeska Afrika...
Ciidamada Soomaaliya ayaa xiray xiray shirkadihii isgaarsiinta iyo ganacsiyo kale oo ku yaal Bele...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa bilaabi doonta in ay maamuullo goboleedyo ka dhisto goobaha dhawaan la...
Wasiirka Tamarta Jabuuti Cali Yacquub Maxamuud iyo danjiraha Japan u fadhiya Jabuuti Atsushi Nish...
Furitaanka Shirka Bixiyayaasha Saliidda iyo Gaaska Tansaaniya ayaa lagu qaban doonaa Daarusalaam ...
Xildhibaanada waxay dib uga noqdeen mooshinkii ka dhanka ahaa Ra'iisul-wasaare Cabdi Faarax Shird...
Madaxweynaha maamul-goboleedka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) ...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo