Juunyo 21, 2012
Madaarka Ugaas Khaliif ee Beledweyne ayaa dib loo furay, haatanna waxa uu diyaar u yahay isticmaalka rayidka, sidaa waxa Arbacadii (20-kii June) sheegay Radio Bar-kulan-ka ay Qaramada Midoobay maal-galiso.
Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha ammaanka ee gobolka Axmed Cismaan Cabdulle ayaa la hadlay dadkii ka soo qayb-galay xafladda furitaanka halkaa oo uu ka sheegay in maddaarka Ugaas Khaliif uu u furan yahay diyaaradaha ganacsiga iyo kuwa gaarka ahba, taasoo ah tallaabo wax ka gaysanaysa horumarinta gobolka iyo adeegga shacabka.
Maddaarka ayaa waxa markii hore loo khasisay in ay isticmaalaan diyaaradaha hay’adaha gargaarka iyo kuwa ciidamada Midowga Afrika iyo Soomaaliya.
Xildhibaano Soomaali ah ayaa ka noqday mooshin ay ku codsadeen in ra'iisul-wasaaraha iyo xukuumad...
Xildhibaanada mucaaradka ah ee barlamaanka ayaa xukuumadda ku eedeeyay in ay cabburisay xoriyadda...
Saami dhinaca DNA-a ah oo laga qaaday caday ku jiray boorso wayn oo ay rasaasi ku jirtay lagana h...
Todoba iyo toban Kenyan ah ayaa lagu eedeeyay in ay jabiyeen nabaddii, rabshado iyo in ay si arxa...
Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda in Isniintii (20-kii Maajo) ay madaafiic hoobiyayaal ah k...
Askar ka tirsan guutada Koox-dagaaleedka 9+ ayaa ku noqonaya dhulkoodii kadib 13 bilood oo ay ka ...
Ciidanka Bilayska Kenya ayaa bisha soo socota bilaabi doona xulid buuxda oo lagu kala sameeyo sar...
Isku day dhac oo la fashiliyay oo ka dhacay xafiis ammaan oo uu Wells Fargo ku leeyahay Mombasa a...
Madaxweynaha Ghana John Dramani Mahama ayaa ballan-qaaday taageerada dalkiisa ee ku aaddan xillig...
Bilayska Tansaaniya ayaa xiray xildhibaanka laga soo doorto Iringa Peter Msigwa iyo 60 gnacsade a...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo