Juunyo 21, 2012
Saxiixayaasha Qorshaha Nabadda Soomaaliya ayaa Arbacadii (20-kii June) ku kulmay Nairobi si ay uga wada hadlaan horumarka laga sameeyay sidii loo soo af-jari lahaa waqtiga ku-meel-gaarnimada.
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga, madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug iyo wakiillo ka socda kooxda xiriirka la leh dawladda ee Alhu Sunna wal Jamaaca ayaa ka qayb-galaya shirka
Danjiraha Soomaaliya u fadhiga Kenya Maxamed Cali Nuur ayaa sheegay in rajada laga qabo kulanku ay aad u sarayso, iyada oo ay ka soo bixi doonaan horumarro muhiim ah, sida uu sheegay Radio Bar-Kulan-ka ay maal-galiso Qaramaada Midoobay.
Xaaladda ku-meel-gaarnimo ee Soomaaliya ayaa loo qabtay in la soo afjaro dhammaadka August.
Xildhibaanada waxay dib uga noqdeen mooshinkii ka dhanka ahaa Ra'iisul-wasaare Cabdi Faarax Shird...
Madaxweynaha maamul-goboleedka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) ...
Iska-daba-wareegga badan ee xafiiseed iyo kati xumida ka jirta dekedda Daarusalaam ayaa ugu kacda...
Madaxda Maamul-goboleedka Puntland ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) u kulmay si ay u dhiirrio galiy...
Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa xiray in ka ba...
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa iskaashiga istaraatiijiyadeed kala sheekaystay G...
Madaxwynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ciidamada ammaanka iyo garsoorkuba waa in ay si rasmi ah uga qo...
Ra'iisul-wasaaraha Jabuuti Cabdulqaadir Kaamil Maxamed ayaa ku baaqay in kor loo qaado iskaashiga...
Xildhibaano Soomaali ah ayaa ka noqday mooshin ay ku codsadeen in ra'iisul-wasaaraha iyo xukuumad...
Xildhibaanada mucaaradka ah ee barlamaanka ayaa xukuumadda ku eedeeyay in ay cabburisay xoriyadda...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo