Shirkadda Diyaaradaha Itoobiya oo bilaabaysa duullimaad Berbera tagaya

Juunyo 15, 2012

  • 1 Faallo
  • Daabac
  • Dib u celi Yaree Kordhi

Saraakiisha Somaliland iyo kuwa Itoobiya ayaa Khamiistii (14-ka June) isku raacay in ay dib u soo celiyaan duullimaadyadii tooska ahaa ee ay Shirkadda Dayuuradaha Itoobiya ugu kala gooshaysay Addis Ababa iyo Berbera, taana ay billaaban doonto 1-da bisha Julaay.

Diyaaradda Itoobiya ayaa joojisay duullimaadyadii ay ku tegi jirtey Hargeysa 2008-dii sababo amni awgood.

Wasiirka Duullimaadyada iyo Gaadiidka Cirka ee Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in ay duullimaadyadu xoojin doonaan xiriirka iyo ganacsiga u dhexeeya Itoobiya iyo Somaliland.

Muxuu kula yahay qoraalkan? (Codadka oo dhan 10)

Dislike_icon(2)

(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo

Faallada akhristaha

  • may name is maama khaali
    June 17, 2012 @ 09:12:35AM

    waaan ka xumahay waayo fartiina waa yeelada ma aqrisankaraaaaaaaaaaaaan

Wararkii ugu Dambeeyey

Diiradda

Rukumo

Codayn

Ma u malaynaysaa in mamnuuca ay Tansaaniya saartay hadalka nacaybka diimaha huriya uu joojinayo weerarrada lala beegsado kaniisadaha iyo masaajidda?

Fiirso natiijada