Juunyo 15, 2012
Dawladda Tansaaniya ayaa Jarmalka u dhoofinaysa tuhmanaha argaggixisada ee Emrah Erdogan Ku-simaha Waaxda Baarista Dembiyada ee Tansaaniya, Isaiah Mngulu ayaa sidaa sheegay Arbacadii (13-ka June).
"Tuhmanaha ayaa laga dooonayaa Jarmalka oo ay u taallo waaran xarig. Waxaannu hellay codsi ah in aannu soo wareejinno wadashaqayn ayaannuna samayn doonnaa,” ayuu yiri Mngulu, sida ay qortay Daily Nation-ta ka soo baxda Tansaaniya.
Madaxda Tansaaniya ayaa sheegtay in ay ay qaateen go’aanka ay Erdogan ku guryo-celinayaan, ninkaas oo ku jirey diiwaanka argaggixisada la doon-doonayo, ka dib markii ay wakiillada amniga ee ka kala yimid Kenya, Tansaaniya, Jarmalka iyo Ugaandha ay Talaadadii su’aalo weydiiyeen.
Erdogan ayaa lala xiriiriyey bishii ina dhaaftay qarixii ka dhacay Moi Avenue ee ku yaalla Nairobi.
Xildhibaanada waxay dib uga noqdeen mooshinkii ka dhanka ahaa Ra'iisul-wasaare Cabdi Faarax Shird...
Madaxweynaha maamul-goboleedka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) ...
Iska-daba-wareegga badan ee xafiiseed iyo kati xumida ka jirta dekedda Daarusalaam ayaa ugu kacda...
Madaxda Maamul-goboleedka Puntland ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) u kulmay si ay u dhiirrio galiy...
Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa xiray in ka ba...
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa iskaashiga istaraatiijiyadeed kala sheekaystay G...
Madaxwynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ciidamada ammaanka iyo garsoorkuba waa in ay si rasmi ah uga qo...
Ra'iisul-wasaaraha Jabuuti Cabdulqaadir Kaamil Maxamed ayaa ku baaqay in kor loo qaado iskaashiga...
Xildhibaano Soomaali ah ayaa ka noqday mooshin ay ku codsadeen in ra'iisul-wasaaraha iyo xukuumad...
Xildhibaanada mucaaradka ah ee barlamaanka ayaa xukuumadda ku eedeeyay in ay cabburisay xoriyadda...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo