Hay’ad khayri ah oo Baxrayni ah oo ceel biyood ka qodaysa Soomaaliya

Juunyo 12, 2012

  • +hoos ku faallee
  • Daabac
  • Dib u celi Yaree Kordhi

Ururka Khayriyadda ee Boqortooyada (RCO) ayaa ceelal kuwa biyaha la cabbo ah ka qodday Soomaaliya, iyadoo ay is kaashanayaan ururka la yiraahdo Ururka Gargaarka Dunida Islaamka, Wakaaladda Wararka ee Baxrayn ayaa Isniintii (11-kii June) werisay.

Xoghayaha Guud ee RCO Mustafa al-Sayyed ayaa sheegay in hay’addu sii wadi doonto hawleheeda aadamminnimo ee ay ku caawinayso dadka Soomaalida ah.

Ururka khayriga ah ayaa sidoo kale sixiixay heshiis ay ku qabanayaan qalliimo indhaha ah oo ay ku samaynayaan 6,000 oo Soomaali ah iyagoo la kaashanaya Ururka Gargaarka Dunida Islaamka, taas oo qayb ka ah qoondada gargaarka ah ee ay Baxreyn ugu talaggashay gargaarka musiibada ee dadka Soomaaliyeed.

Muxuu kula yahay qoraalkan? (Codadka oo dhan 2)

Dislike_icon(0)

(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo

Wararkii ugu Dambeeyey

Diiradda

Rukumo

Codayn

Ma u malaynaysaa in mamnuuca ay Tansaaniya saartay hadalka nacaybka diimaha huriya uu joojinayo weerarrada lala beegsado kaniisadaha iyo masaajidda?

Fiirso natiijada

Macluumaad