Madaxweynaha Soomaaliya iyo odayaasha oo ka wada sheekaystay Golaha Wakiillada Qaranka

Juunyo 07, 2012

  • +hoos ku faallee
  • Daabac
  • Dib u celi Yaree Kordhi

Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Arbacadii (6-da June) la kulmay odayaasha si uu ugala hadlo xulidda ergadii ansixin lahayd dastuurka qabyada ah.

Madaxweynaha iyo Wasiir ku xigeenka Ganacsiga Cabdiwahaab Ugaas Khaliif ayaa odayaasha dhaqanka madaarka Muqdisho kula kulmay, kulankana waxaa soo codsaday odayaasha, Wakaaladdaa Wararka Qaranka Soomaaliyeed ayaa arrintaa werisay.

Axmed ayaa odayaasha ugu baaqay in uu guddigooda dhawaan la sameeyey isu yimaado oo uu soo xulo ergadii aqoonyahaniinta ahayd ee xuli lahayd Golaha Wakiillada Qaranka si ay ugu codeeyaan dastuurka qabyada ah. Xuliddooda ayaa ku beegan 20-ka June.

Muxuu kula yahay qoraalkan? (Codadka oo dhan 1)

Dislike_icon(0)

(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo

Wararkii ugu Dambeeyey

Diiradda

Rukumo

Codayn

Ma u malaynaysaa in mamnuuca ay Tansaaniya saartay hadalka nacaybka diimaha huriya uu joojinayo weerarrada lala beegsado kaniisadaha iyo masaajidda?

Fiirso natiijada