Maajo 27, 2012
Sarkaal sare oo ka tirsan bilasyka Soomaaliya gaashaanle sare Axmed Barre Jimcaale ayaa Sabtidii (26-kii May) taageero waydiistay saraakiisha bilasyka ee waddamada dariska ah, si bilayska Soomaaliya gacan looga siiyo dagaalka ay kula jiraan al-Shabaab.
“Hadda waxannu rajo ka qabnaa nabad,” ayuu wargayska The New Times ee ka soo baxa Rwanda ka soo xigtay Jimcaale munaasabad lagu xirayay tababar saddex bilood u socday bilays ka socda gobolka oo ka dhacay Rwanda. “Haraagii al-Shabaab ayaa ku sugan bannaanka Muqdisho, laakiin iskaashi iyo gacan aan ka helno gobolka, xididdada ayaannu u siibi doonnaa.”
Tababarkan oo uu soo qaban-qaabiyay Bilayska Qaranka Rwanda ayaa waxa ka soo qaby-galay 40 sarkaal oo sare oo ka kala socday dalalka Burundi, Rwanda, Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan, waxaanna lagu qabtay Akadeemiyadda Bilasyka Qaranka ee degmada Musanze.
Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka maamul-goboleedka Somaliand ayaa Talaadadii (18-ki...
Bilayska Tansaaniya ayaa Talaadadii (18-kii June) Arusha ku xiray afar xildhibaan oo ka tirsan xi...
Rag hubeeysan ayaa Gobolka Wajeer ku dilay askari ka tirsan kaydka bilayska habeeynimadii Talaada...
Japan ayaa oggoolaatay in ay siiso Tansaaniya $49 milyan o doolar (80.4 bilyan oo shilin) oo isug...
Kormeeraha Guud ee Bilayska Kenya David Kimaiyo ayaa si kalinimo ah u magacaabay soona gudbiyay 1...
Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa Talaadadii (18-kii June) waxa ay Madaxweyne Ku-xi...
Bilayska ayaa degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee Muqdisho ku xirxiray boqollaal loo tuhmay in ay...
Shir soconaya saddex maalmood ayaa ka furmay Muqdisho Talaadadii (18-kii June), kaas oo isku keen...
Ciidamada dawladda Soomaaliya oo ay bari-taarayaan kuwa Howlgaka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AM...
Xogyaha Arrimaha Gudaha iyo Xiriirinta Xukuumadaha Qaranka Joseph Ole Lenku ayaa Isniintii (17-ki...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo