Koox Kenyan ah oo ku guuleeysatay horyaalka koobka kubbadda laliska

Maajo 20, 2012

  • +hoos ku faallee
  • Daabac
  • Dib u celi Yaree Kordhi

Kooxda Xabsiyada Kenya ayaa ku guulaysatay Koobka Horyaalka Gabdhaha ee Kubbadda Laliska ee Afrika, kadib markii ay Sabtidii (19-ka May) garaaceen kooxda Kenya Pipeline, sidaana ku xaqiijiyay ka qayb-galka Horyaallada Koobka Adduunka ee Qadar ka dhici doonta bisha October.

Xabsiyada ayaa uga guulaystay Pipeline saddex qaybood oo xiriir ah – 25-20, 27-25 iyo 25-14.

Horyaalka kubbadda laliska ayaa waxa ka soo qayb-galay 18 kooxood oo ka kala socday Aljeeriya, Nayjeeriya, Kameruun, Ugandha, Rwanda, Madagasgar, Kenya iyo Botoswana.

Muxuu kula yahay qoraalkan? (Codadka oo dhan 0)

Dislike_icon(0)

(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo

Wararkii ugu Dambeeyey

Diiradda

Rukumo

Codayn

Ma u malaynaysaa in mamnuuca ay Tansaaniya saartay hadalka nacaybka diimaha huriya uu joojinayo weerarrada lala beegsado kaniisadaha iyo masaajidda?

Fiirso natiijada