Maajo 20, 2012
Ciidamada Dawladda FKMG ah ee Soomaaliya ayaa dib u celiyay laba isku day oo ay dagaalyahaniinta al-Shabaab ku doonayeen in ay boob ugu geeystaan tuulada Gobo ee gobolka Hiiraan Sabtidii (19-kii May), halkaasna ku dishay 11 dagaalyahan, sidaana waxa wariyay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed.
Dagaalyahannada ayaa isku dayay in ay dhacaan xoolo ay leeyihiin reer miyi maxalli ah, sida uu sheegay guddoomiye ku-xigeenka maamulka amniga gobolka Hiiraan Axmed Cismaan Inji.
Ciidamada dawladdu waxa ay sidoo kale al-Shabaab ka qabsadeen siddeed qori oo boobe ah, sida ay warisay wakaaladda wararku.
Xildhibaano Soomaali ah ayaa ka noqday mooshin ay ku codsadeen in ra'iisul-wasaaraha iyo xukuumad...
Xildhibaanada mucaaradka ah ee barlamaanka ayaa xukuumadda ku eedeeyay in ay cabburisay xoriyadda...
Saami dhinaca DNA-a ah oo laga qaaday caday ku jiray boorso wayn oo ay rasaasi ku jirtay lagana h...
Todoba iyo toban Kenyan ah ayaa lagu eedeeyay in ay jabiyeen nabaddii, rabshado iyo in ay si arxa...
Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda in Isniintii (20-kii Maajo) ay madaafiic hoobiyayaal ah k...
Askar ka tirsan guutada Koox-dagaaleedka 9+ ayaa ku noqonaya dhulkoodii kadib 13 bilood oo ay ka ...
Ciidanka Bilayska Kenya ayaa bisha soo socota bilaabi doona xulid buuxda oo lagu kala sameeyo sar...
Isku day dhac oo la fashiliyay oo ka dhacay xafiis ammaan oo uu Wells Fargo ku leeyahay Mombasa a...
Madaxweynaha Ghana John Dramani Mahama ayaa ballan-qaaday taageerada dalkiisa ee ku aaddan xillig...
Bilayska Tansaaniya ayaa xiray xildhibaanka laga soo doorto Iringa Peter Msigwa iyo 60 gnacsade a...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo