Maajo 08, 2012
Shirkadda saliid-baarista ee fadhigeedu yahay Ireland, Tullow Oil, ayaa Isniintii (7-dii May) shaacisay in ay heshay saliid dheeraad ah ka heshay ceelka Ngamia-1 ee Kenya.
Cabbirka saliidda saafida ah ayaa joogta 100 mitir, taas oo 26 mitir ka sareeysa heerkii la sheegay bishii March markii ugu horreysay ee la shaaciyay helidda saliidda.
“Cabbirka saliidda saafida ah ee aan ka helnay illaa iyo hadda ceelka Ngamia-1 waxa uu laba-laab ka badan yahay wixii ceelal ahaa ee aan hadda ka hor ka baarnay Bariga Afrika,” ayuu yiri Agaasimaha Shirkadda Baridda Saliidda ee Tullow Angus McCoss.
Maareeyaha Tullow ee dalka Martin Mbogo ayaa sheegay in ceelka hoos loo soo qodi doono qiyaasta 2,700 oo mitir “si loo sii baaro rajo intaas ka sii fog”
“Ifafaaluhu waa mid aad u wanaagsan waxanan kaliya oo quud-daraynaynaa in natiijada soo socotana ay sidoo kale noqoto mid wanaagsan” ayuu Ra’iisul-wasaaraha Kenya Raila Odinga ka sheegay war-galin kooban oo uu saxaafadda siiyay.
Bilayska ayaa degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee Muqdisho ku xirxiray boqollaal loo tuhmay in ay...
Shir soconaya saddex maalmood ayaa ka furmay Muqdisho Talaadadii (18-kii June), kaas oo isku keen...
Ciidamada dawladda Soomaaliya oo ay bari-taarayaan kuwa Howlgaka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AM...
Xogyaha Arrimaha Gudaha iyo Xiriirinta Xukuumadaha Qaranka Joseph Ole Lenku ayaa Isniintii (17-ki...
Dab qabsaday suuqa weyn ee Gaarisa ayaa burburiyay in ka badan 100 buqcadood habeeynimadii Isniin...
Xoghayaha Dawladda ee Midnimada Qaranka Jabuuti Zahra Yuusuf Kayad ayaa Isniintii (17-kii June) w...
Guddiga barlamaanka ee miisaaniyadda ayaa diiday qorshe xafiis cusub loogu iibinayo madaxweynihii...
Gubato ka kacday magaalada Balbala ee Jabuuti Axaddii (16-kii June), ayaa burburisay 11 guri iyad...
Sawirradii ay al-Shabaab ku soo bandhigtay barteeda Twitter-ka Axaddii (16-kii June) oo ay ka muu...
Bilayska Kenya ayaa Mombasa ku dilay Kassim Omolo Otieno oo looga shakiyay argaggixisannimo intii...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo