Maajo 04, 2012
Guddoomiyaha Degmada Beled Xaawo ayaa ka digay jaridda sharci-darrada ah ee dhirta laga shito dhuxusha, waxan uu sheegay in $60 lagu ganaaxi doono kuwa ku xad-gudba dhirta, sidaana waa Khamiistii (3-dii May) sheegay Radio ay maal-galiso QM ee ee Bar-Kulan.
Guddoomiyaha Degmada Maxamuud Axmed Codweyne, oo sidoo kale ah xaakiin ka tirsan garsoorka degmada, ayaa u sheegay dad isugu soo baxay magaalada ku taalla soohdinta in maamulka Ahlu Sunna wal Jamaaca ay tallaabooyin adag ka qaadi doonaan qof walba oo lagu qabto isaga oo u jaraya dhirta in uu ka shito dhuxul uu ka sameeyo macaash.
Jaridda dhirta ayaa si ba’an u saameeysa bii’ada waxayna horseedi kartaa in ay macaluuli dillaacdo, ayuu sheegay raadiyuhu.
Qaramada Midoobay ayaa dhawaan meel-marisay qaraar lagu mamnuucayo in Soomaaliya laga soo dhoofiyo wax dhuxul ah. 80% dhuxusha Soomaaliya ayaa waxa loo dhoofiyaa dibadda, gaar ahaan waddamada Khaliijka.
Xildhibaano Soomaali ah ayaa ka noqday mooshin ay ku codsadeen in ra'iisul-wasaaraha iyo xukuumad...
Xildhibaanada mucaaradka ah ee barlamaanka ayaa xukuumadda ku eedeeyay in ay cabburisay xoriyadda...
Saami dhinaca DNA-a ah oo laga qaaday caday ku jiray boorso wayn oo ay rasaasi ku jirtay lagana h...
Todoba iyo toban Kenyan ah ayaa lagu eedeeyay in ay jabiyeen nabaddii, rabshado iyo in ay si arxa...
Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda in Isniintii (20-kii Maajo) ay madaafiic hoobiyayaal ah k...
Askar ka tirsan guutada Koox-dagaaleedka 9+ ayaa ku noqonaya dhulkoodii kadib 13 bilood oo ay ka ...
Ciidanka Bilayska Kenya ayaa bisha soo socota bilaabi doona xulid buuxda oo lagu kala sameeyo sar...
Isku day dhac oo la fashiliyay oo ka dhacay xafiis ammaan oo uu Wells Fargo ku leeyahay Mombasa a...
Madaxweynaha Ghana John Dramani Mahama ayaa ballan-qaaday taageerada dalkiisa ee ku aaddan xillig...
Bilayska Tansaaniya ayaa xiray xildhibaanka laga soo doorto Iringa Peter Msigwa iyo 60 gnacsade a...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo