Abriil 29, 2012
Madaxweynaha Kenya, Mwai Kibaki ayaa axaddii (29-ka April) u safray Degmada Kisaui si uu u billaabo olole geedo tallaalid ah, Daily Nation-ta Kenya ayaa werisay.
Maamulka Kaymaha Kenya ayaa ayaa ololaha oo la yiraahdo “Da’daada Tallaal” agaasimay iyagoo la kaashanaya Mu'asasada The Green Africa Foundation, Barnaamijka Bay’adda ee QM, Maamulka Duurjoogta Kenya, iyo Naadiyada Ganacsiga iyo Xirfadlayda Kenya. Ololaha ayaa higsanaya in ay dadka reer Kenya beeraan ugu yaraan 5 milyan oo geed toddobaadka soo socda.
Kibaki ayaa qorshaynaya in uu soo booqdo mashaariicda Tuulada Cagaaran oo ku taal xarunta cilmi-baarista ee Green Africa Foundation oo ku taal Isaangwa oo meesha uu booqanayo ku dhaw. Green Villages ayaa doonaysa in ay bulshooyinka ka qaybgeliso ilaalinta bay’adda, sida uu sheegay Guddoomiyaha Green Africa Foundation, Isaac Kalua. Mabda'a Green Village ayaa waxaa lagu maamuusay abaalmarintii Millennium Development Corporation ee 2011-kii.
Bilayska ayaa degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee Muqdisho ku xirxiray boqollaal loo tuhmay in ay...
Shir soconaya saddex maalmood ayaa ka furmay Muqdisho Talaadadii (18-kii June), kaas oo isku keen...
Ciidamada dawladda Soomaaliya oo ay bari-taarayaan kuwa Howlgaka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AM...
Xogyaha Arrimaha Gudaha iyo Xiriirinta Xukuumadaha Qaranka Joseph Ole Lenku ayaa Isniintii (17-ki...
Dab qabsaday suuqa weyn ee Gaarisa ayaa burburiyay in ka badan 100 buqcadood habeeynimadii Isniin...
Xoghayaha Dawladda ee Midnimada Qaranka Jabuuti Zahra Yuusuf Kayad ayaa Isniintii (17-kii June) w...
Guddiga barlamaanka ee miisaaniyadda ayaa diiday qorshe xafiis cusub loogu iibinayo madaxweynihii...
Gubato ka kacday magaalada Balbala ee Jabuuti Axaddii (16-kii June), ayaa burburisay 11 guri iyad...
Sawirradii ay al-Shabaab ku soo bandhigtay barteeda Twitter-ka Axaddii (16-kii June) oo ay ka muu...
Bilayska Kenya ayaa Mombasa ku dilay Kassim Omolo Otieno oo looga shakiyay argaggixisannimo intii...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo