Abriil 29, 2012
Qadar ayaa ansixisay qorshe lagu dhisayo dhisme masaajid ah oo ay ku baxayso $1.8 milyan oo ay ka dhisdayso Jabuuti, Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ayaa Sabtidii (28-ka April) shaacisay.
Dhismaha masaajidka weyn oo saddexda dabaq ah oo oo ay ku jirto bed ay ku tukan doonaan jameeco dhan 3,650 iyo labo maktabadood oo kombiyuutar ayaa waxaa si wadajir ah loola dhisi doonaa Wasaaradda Arrimaha Islaamka iyo Awqaafta ee Jabuuti, ayuu yiri Khalid Shaheen Al Ghanim, oo ah isu-duwaha Qadar ee Waaxda Arrimaha Islaamka.
Ghanim oo isagu dhawaan hoggaaminayey wefti Jabuuti gaaray si ay goobta dhismaha laga rabo u soo arkaan, ayaa sheegay in naqshadihii masaajidku ay dhamaystiran yihiin.
Bilayska ayaa degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee Muqdisho ku xirxiray boqollaal loo tuhmay in ay...
Shir soconaya saddex maalmood ayaa ka furmay Muqdisho Talaadadii (18-kii June), kaas oo isku keen...
Ciidamada dawladda Soomaaliya oo ay bari-taarayaan kuwa Howlgaka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AM...
Xogyaha Arrimaha Gudaha iyo Xiriirinta Xukuumadaha Qaranka Joseph Ole Lenku ayaa Isniintii (17-ki...
Dab qabsaday suuqa weyn ee Gaarisa ayaa burburiyay in ka badan 100 buqcadood habeeynimadii Isniin...
Xoghayaha Dawladda ee Midnimada Qaranka Jabuuti Zahra Yuusuf Kayad ayaa Isniintii (17-kii June) w...
Guddiga barlamaanka ee miisaaniyadda ayaa diiday qorshe xafiis cusub loogu iibinayo madaxweynihii...
Gubato ka kacday magaalada Balbala ee Jabuuti Axaddii (16-kii June), ayaa burburisay 11 guri iyad...
Sawirradii ay al-Shabaab ku soo bandhigtay barteeda Twitter-ka Axaddii (16-kii June) oo ay ka muu...
Bilayska Kenya ayaa Mombasa ku dilay Kassim Omolo Otieno oo looga shakiyay argaggixisannimo intii...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo