Abriil 27, 2012
Reer Tansaaniya ayaa Khamiistii (26-ka April) u dabbaaldegay sanad-guuradii 48-aad ee ay Tansaaniya ku midoobeen Tanganyika iyo Zanzibar, waxaanay ku damaashaadeen Staadiyamku Uhuru ee ku yaal Daaru Salaam.
Madaxweyne Jakaya Kikwete iyo kolonyadiisa gaadiidka ayaa yimid istaadiyamka, isagoo uu wehlinayey Taliyaha Ciidamada Difaaca, Jeneraal Davis Mwamunyange. Kikwete ayaa qaatay 21-madfac oo salaan ah oo ay siiyeen koox salaan sharaf ah oo sii joogtay kobta damaashaadka, Daily News-ta Tansaaniya ayaa arrintaa werisay.
Carruurta dugsiyada oo ka kala yimid dalka oo idil ayaa kox-koox u heesayey waxaanay u soo bandhigeen qalaamo-rogad, kulankaana oo ay soo xaadiray xubno ka socda dawladda Tansaaniya iyo kumanaan reer Tansaaniya ah.
1964-kii ayaa xaflad ka dhacday Uhuru Staadiyam waxaa laysku qasay ciid laga kala keenay Tanganyika iyo Zanzibar.
Xildhibaanada waxay dib uga noqdeen mooshinkii ka dhanka ahaa Ra'iisul-wasaare Cabdi Faarax Shird...
Madaxweynaha maamul-goboleedka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) ...
Iska-daba-wareegga badan ee xafiiseed iyo kati xumida ka jirta dekedda Daarusalaam ayaa ugu kacda...
Madaxda Maamul-goboleedka Puntland ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) u kulmay si ay u dhiirrio galiy...
Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa xiray in ka ba...
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa iskaashiga istaraatiijiyadeed kala sheekaystay G...
Madaxwynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ciidamada ammaanka iyo garsoorkuba waa in ay si rasmi ah uga qo...
Ra'iisul-wasaaraha Jabuuti Cabdulqaadir Kaamil Maxamed ayaa ku baaqay in kor loo qaado iskaashiga...
Xildhibaano Soomaali ah ayaa ka noqday mooshin ay ku codsadeen in ra'iisul-wasaaraha iyo xukuumad...
Xildhibaanada mucaaradka ah ee barlamaanka ayaa xukuumadda ku eedeeyay in ay cabburisay xoriyadda...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo