Abriil 27, 2012
Raysal wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali ayaa sheegay in beesha caalamku ay daahisay lacagihii ay u soo diri lahayd in lagu taageero geeddi-socodka loogu guurayo dawlad rasmi ah oo ka dhalata Soomaaliya, Garowe Online-ta Soomaaliya ayaa Khamiistii (26-ka April) werisay.
"Dawladda Federaalka KMG ahi waxay gaartay guulo la taaban karo oo waaweyn oo Soomaaliya u riixay jihada dimuqraaddiyadda,” ayuu yiri Cali. “Inkastoo ay beesha caalamku aqbashay heshiiska aanay og tahay taariikhda kama dambaysta ah, haddana waxaa jira daah ka jira dhinaca lacagaha.”
Haddii aan la helin dhaqaalaha loo baahan yahay, waa ay adkaan doontaa in baarlamaan cusub la doorto waqtiga kama dambaysta ah ee August, ayuu yiri Cali.
Bilayska Tansaaniya ayaa xiray xildhibaanka laga soo doorto Iringa Peter Msigwa iyo 60 gnacsade a...
Maxkamad ku taal Boosaaso ayaa dambi ku heshay dabadeedna ganaaxday 78 Iraaniyiin ah Axaddii (19-...
Bilayska Tansaaniya ayaa xiray15 tuhmane oo lala xiriiriyay dabkii habeeynimadii Jimcaha la qabad...
Kormeeraha Guud ee Bilayska Kenya David Kimaiyo ayaa tirtiray xilkii taliyayaasha bilayska goboll...
Rag hubeeysan ayaa Axaddii (19-kii Maajo) dilay laba qof afar kalena ku dhaawacay weerarro kala d...
Shir la doonayo in looga arrinsado fursadaha saliidda iyo gaaska, maal-gashiga, amniga, iyo kaaba...
Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland ayaa Axaddii (19-kii Maajo) waxa ay tababar soco...
In kabadan 1 milyan oo Soomaali ah ayaa baaqi ku sii ahaan doona "cunno yari" illaa iyo September...
Ergo ka socota Urur-goboleedka Horumarinta (IGAD) ayaa booqday madax ku kala sugan Muqdisho iyo K...
Nin argaggixisonimo looga shakiyay iyo xaaskiisa ayaa toogasho lagu dilay lix askari oo bilayska ...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo