Abriil 26, 2012
Bilayska Gaalkacyo ayaa subixii Arbacada (25-ka April) ahaa gacanta ku dhigey nin sitey aalad qaraxda oo aad u tiro badan, Garowe Online-ta Soomaaliya ayaa werisay.
Ninka oo aan la aqoonsan ayaa lagu qabtay meel u dhaw Dugsiga Sare ee Cumar Samatar iyo xarunta dawladda hoose ee Gaalkacyo, sida uu sheegay Taliyaha Bilayska Mudug, Gaashaanle Sare Jaamac Maxamed Axmed.
Ninku wuxuu ka yimi koofurta Soomaaliya, laakiin Axmed wuxuu ka gaabsaday in looga shakiyey in uu yahay xubin ka tirsan al-Shabaab, sababta oo ah baaritaanka oo haatan jooga qaybtiisii billowga ahayd.
Axmed wuxuu dadka degaanka ah ku boorriyey in wixii dhaqdhaqaaq ah oo ay ka shakiyaan ay u soo sheegaan bilayska, oo iyagu lug ku gaafwareega Gaalkacyo si ay hoos ugu dhigaan xaddiga dembiyada ee magaalada ka dhaca.
Xildhibaanada waxay dib uga noqdeen mooshinkii ka dhanka ahaa Ra'iisul-wasaare Cabdi Faarax Shird...
Madaxweynaha maamul-goboleedka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) ...
Iska-daba-wareegga badan ee xafiiseed iyo kati xumida ka jirta dekedda Daarusalaam ayaa ugu kacda...
Madaxda Maamul-goboleedka Puntland ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) u kulmay si ay u dhiirrio galiy...
Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa xiray in ka ba...
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa iskaashiga istaraatiijiyadeed kala sheekaystay G...
Madaxwynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ciidamada ammaanka iyo garsoorkuba waa in ay si rasmi ah uga qo...
Ra'iisul-wasaaraha Jabuuti Cabdulqaadir Kaamil Maxamed ayaa ku baaqay in kor loo qaado iskaashiga...
Xildhibaano Soomaali ah ayaa ka noqday mooshin ay ku codsadeen in ra'iisul-wasaaraha iyo xukuumad...
Xildhibaanada mucaaradka ah ee barlamaanka ayaa xukuumadda ku eedeeyay in ay cabburisay xoriyadda...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo