Abriil 25, 2012
Ciidamada amniga ee dawladda Soomaaliya ayaa toogasho ku diley afar xubnood oo al-Shabaab ah habeenkii Talaadadii (24-ka April) ka dib markii ay dagaalyahaniintu labo rayid ah ku dileen qaybaha kala duwan ee magaalada, Nabadsugidda qaranka Soomaaliya ayaa ku sheegay war-murtiyeed ay soo saareen.
Ciidamada amniga ayaa diley labo dagaalyahan oo bastooladu ku hubaysnaa ka dib markii ay dileen nin ka soo laabanayey masaajid ku yaalla xaafadda Black Sea. Saacado ka dib ayay ciidamada amnigu toogasho ku dileen labo kale oo dagaalyahan oo xaafadda KPP ku sugnaa, ka dib markii ay iyaguna dileen wiil yar. Labada xaafadoodba waxay ku yaalliin degmada Hodan.
Dagaalyahaniinta ayaa la siiyey fursad ay isugu soo dhiibaan ciidamada ammaanka, laakiin waa ay diideen sida ay sheegtay Hay’adda Nabadsugidda Qaranku.
Ergo ka socota Urur-goboleedka Horumarinta (IGAD) ayaa booqday madax ku kala sugan Muqdisho iyo K...
Nin argaggixisonimo looga shakiyay iyo xaaskiisa ayaa toogasho lagu dilay lix askari oo bilayska ...
Shan qof ayaa lagu xiray Daarusalaam Khamiistii iyaga oo haysatay walxaha laga sameeyo qarxyada, ...
Madaxwenaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku boorriyay sharci-dajiyayaasha in ay dhinac iska dhigaan ...
Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa gobolka Bakool ku dilay sagaal ka tirsan dagaalyahannada al-Sh...
Rag hubeeysan oo aan la garaneeyn ayaa fiidnimadii Sabtida (18-kii Maajo) waxa ay waqooyi-bari ke...
Xisbiga talada haya Kenya ee Isbahaysiga Jubilee ayaa hoggaanka u qabtay laba guddi-barlamaan oo ...
Rugta Ganacsiga Jabuuti iyo Hay'adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay ayaa ilaalada xirmo...
Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Tansaaniya Filiberto Ceriani Sebregondi ayaa ku boorriyay saxaf...
Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa sheegay in loo baahan yahay in la ballaariyo Howlg...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo