Abriil 25, 2012
Madaxweynaha Dawladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shaaciyey murashaxnimadiisa uu doonayo in uu madaxweynennimo ugu tartamo dawladda ka dambaysa ku meel gaarnimada, Idaacadda RBC ee Soomaaliya ayaa Arbacadii 25-kii April) werisay.
" Waxaan doonayaa inaan ku dhawaaqo in haddii aad ii oggolaataan aan murashax madaxweyne noqon doono markii la gaaro August,” ayuu yiri Axmed intii lagu jirey sanadguurada 52-aad ee ka soo wareegtay asaaska Ciidamada Qalabka Sida Isniintii.
Madaxweynuhu wuxuu kaloo Soomaalida iyo baarlamaankaba ku dhiiriggeliyey in ay joogteeyaan kalsoonida ay ku qabaan qorshe hawleedka Roadmap, kaas oo ay ku soo gebagaboobi doonto dawladnimada ku meel-gaarka ah doorashooyin hoggaan cusub lagu doortana lagu qaban doono August 2012-ka
"Waxaannu doonaynaa in doorashooyinka la qabto oo aannu u sii boodno hab cusub oo maamul oo ka hirgala Soomaaliya,” ayuu yiri. Haddii aad waxaa oo dhan diiddaan, marka sidee bay suurogal u tahay in horay loo dhaqaaqo?”
Bilayska ayaa degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee Muqdisho ku xirxiray boqollaal loo tuhmay in ay...
Shir soconaya saddex maalmood ayaa ka furmay Muqdisho Talaadadii (18-kii June), kaas oo isku keen...
Ciidamada dawladda Soomaaliya oo ay bari-taarayaan kuwa Howlgaka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AM...
Xogyaha Arrimaha Gudaha iyo Xiriirinta Xukuumadaha Qaranka Joseph Ole Lenku ayaa Isniintii (17-ki...
Dab qabsaday suuqa weyn ee Gaarisa ayaa burburiyay in ka badan 100 buqcadood habeeynimadii Isniin...
Xoghayaha Dawladda ee Midnimada Qaranka Jabuuti Zahra Yuusuf Kayad ayaa Isniintii (17-kii June) w...
Guddiga barlamaanka ee miisaaniyadda ayaa diiday qorshe xafiis cusub loogu iibinayo madaxweynihii...
Gubato ka kacday magaalada Balbala ee Jabuuti Axaddii (16-kii June), ayaa burburisay 11 guri iyad...
Sawirradii ay al-Shabaab ku soo bandhigtay barteeda Twitter-ka Axaddii (16-kii June) oo ay ka muu...
Bilayska Kenya ayaa Mombasa ku dilay Kassim Omolo Otieno oo looga shakiyay argaggixisannimo intii...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo