Red_arrow

Ma jeclaan lahayd in Soomaali aad ka dhigato luuqaddaada asaasiga ah, ee mareegtan? |

Odayaasha Gedo oo codsaday cunto gargaar ah

Abriil 24, 2012

  • +hoos ku faallee
  • Daabac
  • Dib u celi Yaree Kordhi

Odayaasha gobolka Gedo ee ku yaalla koofur-galbeed Soomaaliya ayaa codsanaya in lala gaaro kaalmo aadaminnimo oo degdeg ah, Idaacadda Bar-Kulan ee ay Qaramada Midoobay maalgeliso ayaa Isniintii (23-ka April) werisay.

Muxumad Cali oo ah oday jooga magaalada Beled Xaawo ayaa idaacadda u sheegay in aagagga Jiracle, Kamaro Koof, iyo Tuulo Aamin ay u baahan yihiin caawin degdeg ah, iyadoo ay cunto yaridu gaajo ku keentay dad badan oo ka mid ah kuwa degaanka.

Wuxuu sheegay in dad boqollaal ah oo ay dagaalladu ka barakiciyeen degmooyinka Garbaharreey, Baardheere, iyo Buurdhuubo ay yihiin kuwa sida gaarka ah u liita.

Muxuu kula yahay qoraalkan? (Codadka oo dhan 0)

Dislike_icon(0)

(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo

Wararkii ugu Dambeeyey

Diiradda

Rukumo

Codayn

Ma u malaynaysaa in mamnuuca ay Tansaaniya saartay hadalka nacaybka diimaha huriya uu joojinayo weerarrada lala beegsado kaniisadaha iyo masaajidda?

Fiirso natiijada