Red_arrow

Ma jeclaan lahayd in Soomaali aad ka dhigato luuqaddaada asaasiga ah, ee mareegtan? |

Wefti reer Kenya ah oo yimid Muqdisho

Abriil 23, 2012

  • 1 Faallo
  • Daabac
  • Dib u celi Yaree Kordhi

Wefti reer Kenya ah oo uu hoggaaminayo Ku xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibedda Richard Onyonka ayaa Axaddii (22-ka April) Muqdisho u yimid wadahadallo xiriirrada labada dhinac ku saabsan.

Onyonka ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed markaas oo ay sida la soo weriyey ka wada hadleen xiriirrada diblumaasiyadda ee labada dal u dhexeeya iyo dagalka lagala soo horjeedo kooxda al-Qaacida xulufada la ah ee al-Shabaab.

Cidamada Kenya ayaa haatan qayb ka ah kuwa AMISOM oo doonaya in ay tirtiraan al-Shabaab.

Muxuu kula yahay qoraalkan? (Codadka oo dhan 0)

Dislike_icon(0)

(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo

Faallada akhristaha

  • ben
    April 24, 2012 @ 04:04:17AM

    Biloow fiican weeye. Hambalyo.

Wararkii ugu Dambeeyey

Diiradda

Rukumo

Codayn

Ma u malaynaysaa in mamnuuca ay Tansaaniya saartay hadalka nacaybka diimaha huriya uu joojinayo weerarrada lala beegsado kaniisadaha iyo masaajidda?

Fiirso natiijada