Abriil 20, 2012
Ugu yaraan hal qof ayaa Khamiistii (19-kii April) ku dhintay 11-na waa ay ku dhaawacmeen markii uu hoobiye ku habsaday xaafad ku taal degmada Wadajir ee Muqdisho, Idaacadda Bar-Kulan ee ay QM maal-geliso ayaa werisay.
Guddoomiyaha degmada Wadajir, Axmed Xasan Caddow ayaa weerarka ku eedeeyey al-Shabaab isagoo sheegay in kooxda al-Qaacida la xulufada ahi ay doonayso in ay minja xaabiso wanaagga ummadda Soomaaliyeed.
Hoobiyaha ayaa wuxuu ku dhacay dhisme ku yaalla xaafadda Oobbasiibo , halkaa oo ay dadka ku dhaawacmay ku jireen haween iyo carruur. Dhibbanayaashii meesha ku waxyeelloobay ayaa markiiba waxaa loola cararay cisbitaallada meeshaa u dhaw si loo daweeyo.
Ergo ka socota Urur-goboleedka Horumarinta (IGAD) ayaa booqday madax ku kala sugan Muqdisho iyo K...
Nin argaggixisonimo looga shakiyay iyo xaaskiisa ayaa toogasho lagu dilay lix askari oo bilayska ...
Shan qof ayaa lagu xiray Daarusalaam Khamiistii iyaga oo haysatay walxaha laga sameeyo qarxyada, ...
Madaxwenaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku boorriyay sharci-dajiyayaasha in ay dhinac iska dhigaan ...
Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa gobolka Bakool ku dilay sagaal ka tirsan dagaalyahannada al-Sh...
Rag hubeeysan oo aan la garaneeyn ayaa fiidnimadii Sabtida (18-kii Maajo) waxa ay waqooyi-bari ke...
Xisbiga talada haya Kenya ee Isbahaysiga Jubilee ayaa hoggaanka u qabtay laba guddi-barlamaan oo ...
Rugta Ganacsiga Jabuuti iyo Hay'adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay ayaa ilaalada xirmo...
Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Tansaaniya Filiberto Ceriani Sebregondi ayaa ku boorriyay saxaf...
Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa sheegay in loo baahan yahay in la ballaariyo Howlg...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo
Faallada akhristaha
Anigoo ah muwaadin carbeed oo kalgacayl u haya soomaaliya iyo dadkeeda, waxaan ilaahay waydiisanayaa in uu soomaaliya iyo dadkeeda ka ilaaliyo sharkoo dhan iyo wax kastoo khatar ah oo waxyeelo u gaysan kara. Dadka soomaaliyeed waxay soo mareen wakhtiyo qalafsan, sidaa awgeed, waxaan ilaahay ka baryayaa in uu soomaaliya ka ilaaliyo dadka u taagan in ay hagardaameeyaan ee raba in ay dadka soomaaliyeed waxyeeleeyaan, isla markaana raba in ay waxkastoo qurxoon oo soomaaliya ka jira ay burburshaan. Idanka alle, Soomaaliya waa ay sii dhabar-adaygi doontaa iyadoo sharfoon.