Abriil 16, 2012
Shir soconaya afar beri oo ay ka qaybgalaaan 480 ergay oo u codaynaysa dastuurka la soo bandhigay ayaa wuxuu Axaddii (15-ka April) ka furmay Puntland, Garowe Online ataa werisay.
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed “Faroole,” saraakiil sarsare, hoggaamiyeyaalka qabaa’ilka, iyo marti-sharaf shisheeye ayaa ka soo qaybgalay furitaankii shirka.
Maxamed Xasan Barre oo ah guddoomiyaha Guddiga Dastuurka Puntland ayaa dadka isu soo baxay u sheegay in hannaanka xulashada ee ergooyinku uu ahaa mid “caddaalad ah oo loo wada dhamaa’.
Codayn loo qaado dastuurka la soo bandhigay ayaa dhici doonta dhamadka shirweynaha.
"Dastuurkani wuxuu dhawrayaa xuquuqda aadamiga, xornimada hadalka waxaanu aqbalayaa kaalinta ay soo kordhiyaan madaxda dhaqanka iyo dumarkaba,” ayuu yiri Nuur Maxamed Nuur oo ah guddoomiyaha Dalladda Puntland ee Ururada Bulshada Rayidka ak.
"Dastuurkani aad buu muhiim ugu yahay si ay dadkeennu midnimadooda u adkaystaan,” ayuu yiri Suldaan Saciid Cabdisalaam, garaadka beesha Warsangeliga.
Xildhibaanada waxay dib uga noqdeen mooshinkii ka dhanka ahaa Ra'iisul-wasaare Cabdi Faarax Shird...
Madaxweynaha maamul-goboleedka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) ...
Iska-daba-wareegga badan ee xafiiseed iyo kati xumida ka jirta dekedda Daarusalaam ayaa ugu kacda...
Madaxda Maamul-goboleedka Puntland ayaa Talaadadii (21-kii Maajo) u kulmay si ay u dhiirrio galiy...
Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa xiray in ka ba...
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa iskaashiga istaraatiijiyadeed kala sheekaystay G...
Madaxwynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ciidamada ammaanka iyo garsoorkuba waa in ay si rasmi ah uga qo...
Ra'iisul-wasaaraha Jabuuti Cabdulqaadir Kaamil Maxamed ayaa ku baaqay in kor loo qaado iskaashiga...
Xildhibaano Soomaali ah ayaa ka noqday mooshin ay ku codsadeen in ra'iisul-wasaaraha iyo xukuumad...
Xildhibaanada mucaaradka ah ee barlamaanka ayaa xukuumadda ku eedeeyay in ay cabburisay xoriyadda...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo