Abriil 16, 2012
Nin ayaa lagu xukumay 12 sano oo xarig ah ka dib markii lagu helay dembiga ah in uu carruur si sharci darro ah u waday, Idaacadda Bar-Kulan ee ay QM maalgeliso ayaa Axaddii (15-ka April) werisay.
Ibraahim Cumar Liibaan ayaa isagoo Boosaaso jooga lagu riday xukun ku saabsan in uu dhoofinayey sagaal carruur ah oo ay da’doodu u dhexayso toddoba iyo 14, oo ay siddeed ka mid ihi gabdho yihiin si ay Yemen uga shaqeeyaan.
Garsoore Sheekh Aadan Aw Axmed oo maxkamadda guddoominayey ayaa gacan ku haynta carruurta u igmaday Tadamun oo ah urur maxalli ah inta waaliddiintood laga helayo.
Saraakiisha Puntland ayaa sheegaysa in ka dib markii olole wacyiggelin ah la sameeyey ay haatan dadku ka digtoon yihiin afduubka iyo tahriibinta, Garowe Online ayaa werisay.
Bilayska ayaa degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee Muqdisho ku xirxiray boqollaal loo tuhmay in ay...
Shir soconaya saddex maalmood ayaa ka furmay Muqdisho Talaadadii (18-kii June), kaas oo isku keen...
Ciidamada dawladda Soomaaliya oo ay bari-taarayaan kuwa Howlgaka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AM...
Xogyaha Arrimaha Gudaha iyo Xiriirinta Xukuumadaha Qaranka Joseph Ole Lenku ayaa Isniintii (17-ki...
Dab qabsaday suuqa weyn ee Gaarisa ayaa burburiyay in ka badan 100 buqcadood habeeynimadii Isniin...
Xoghayaha Dawladda ee Midnimada Qaranka Jabuuti Zahra Yuusuf Kayad ayaa Isniintii (17-kii June) w...
Guddiga barlamaanka ee miisaaniyadda ayaa diiday qorshe xafiis cusub loogu iibinayo madaxweynihii...
Gubato ka kacday magaalada Balbala ee Jabuuti Axaddii (16-kii June), ayaa burburisay 11 guri iyad...
Sawirradii ay al-Shabaab ku soo bandhigtay barteeda Twitter-ka Axaddii (16-kii June) oo ay ka muu...
Bilayska Kenya ayaa Mombasa ku dilay Kassim Omolo Otieno oo looga shakiyay argaggixisannimo intii...
(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo
Faallada akhristaha
Assc. Haddii ninkaas si sax ah loogu soo cadeeyey dambiga la yiri xukun baa lagu rIday wuu ila qaldan yahay xukunkaasu.Ninkaas labo midkood baan ku xukumi lahaa.Marka hore waxaan ku xukumi lahaa waxa ay ka qabto Diinta Islaamku.Marka labaad waxan ku xukumi lahaa XABSI DAA`IM.Waxaan kaloo maxkamad la raadin lahaa Waalidiintii dhashay caruurtaas ninkaas gacanta u soo galiyey.Tan kale waxaan sleeyahay ninku n uu hadda ka hor caruuraha dhoofin jirey. Waayeel75