Xiriirkaa Ciyaarta Golf-ka ee Kenya oo raadinaya cayaartoy yaryar oo dardargeliya Isboortigaa

Abriil 10, 2012

  • 1 Faallo
  • Daabac
  • Dib u celi Yaree Kordhi

Xiriirka Ciyaarta Golf-ka Kenya (KGU) ayaa sheegay in uu tartamada caalamiga ah sida kan Tartanka Koobka Bariga Afrika ay u isticmaali doonaan in ay tijaabiyaan cayaartooyda Golf-ka ee yaryar. Daily Nation-ta Kenya ayaa Isniintii (9-ka April) werisay.

Isagoo ka hadlayey isu soo baxa ka dhacay Royal Nairobi Golf Club ka dib tartankii Tannahill Shield, ayuu guddoomiyaha KGU Mwaniki Gachoka sheegay in uu aad uga maqsuuday kooxda Mambaasa oo ay ku jireen 5 cayaartoy oo yaryar ah oo iyagu qayb ka ahaa sagaa lkooda xubnood.

"Waxa ay samaynayso Mambaasa ayaa ah sida ay ku fiican tahay in Golf-ka loo wado , waa haddii aannu doonayno in aannu horumarinno ciyaarta,” ayuu yiri. “Wiilasha yaryari waxaa laga yaabaa in aanay tartanno ama wareegyo cayaareed haatan ku guulaysan, laakiin dhabtii iyaga uun weeye kuwa ay tahay in aannu isha ku hayno oo guulaysan doona mustaqbalka dhaw, ayuu yiri Gachoka

Muxuu kula yahay qoraalkan? (Codadka oo dhan 0)

Dislike_icon(0)

(Nidaamka faallada) *Khaanadaha ay tahay in la buuxiyo

Faallada akhristaha

  • Kulbir Singh Bhavra
    May 1, 2012 @ 10:54:41PM

    Anigu waxaan ahay qof ciyaart Golfta aad ugu dheer, waxaanan hada ku noolahay dalka kanada. Anigu waxaan dhalasho ahaan kasoo jeedaa Kenya, waana wax lagu farxo in ay jiraan dhalinyaro alle hibo ugu siiyay ciyaarta Golfta, oo mustaqbalka dhaw noqon kara ciyaaryahano caalami ah. Anigu waxaan inta badan halacsadaa mareegta KGU si aan ula socdo wararka ugu damabeeya. Waad salaamantihiin. Kulbir Singh Bhavra

Wararkii ugu Dambeeyey

Diiradda

Rukumo

Codayn

Ma u malaynaysaa in mamnuuca ay Tansaaniya saartay hadalka nacaybka diimaha huriya uu joojinayo weerarrada lala beegsado kaniisadaha iyo masaajidda?

Fiirso natiijada

Macluumaad